{"id":193368,"date":"2026-11-02T12:43:10","date_gmt":"2026-11-02T09:43:10","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=193368"},"modified":"2026-11-02T12:43:10","modified_gmt":"2026-11-02T09:43:10","slug":"df-oo-soo-bandhigtay-baasaboorka-cusub","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-soo-bandhigtay-baasaboorka-cusub\/","title":{"rendered":"DF oo soo bandhigtay Baasaboorka cusub."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-193369\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/Baasaboorka-cusub.webp\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"365\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/Baasaboorka-cusub.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/Baasaboorka-cusub-300x157.webp 300w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay naqshadda Baasaboorka cusub ee Soomaaliya, maadaama ay xubin rasmi ah ka noqotay Dalladda Bulshada Bariga Afrika EAC oo ay ku midaysan yihiin dalal badan oo dhaca Afrika.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo soo bandhigtay muuqaalka cusub ee Baasaboorka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inuu astaan u yahay aqoonsiga qarannimo, haybta Soomaaliyeed iyo matalaadda dalkeenna ee caalamka.<\/p>\n<p>Sida ka muuqata naqshadda cusub ee Baasaboorka waxaa kor looga qoray East African Community, waana mid si rasmi ah u muujineysa xubinnimada Soomaaliya ee dalladaas.<\/p>\n<p>Sidoo kale, waxa ay hay\u2019addu soo bandhigtay midabada iyo ujeeddooyinka loo kala adeegsado baasaboorka, kuwaas oo ay ka mid yihiin:-<\/p>\n<p>1- Baasaboorka caadiga ah \u2013 Midabka Buluugga ah; Waxaa loogu talagalay muwaadiniinta Soomaaliyeed ee u safraya dalalka kale, sababo la xiriira dalxiis, waxbarasho, ganacsi iyo booqashooyin qoys. Waa baasaboorka guud ee muwaadiniinta Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>2-Baasaboorka Shaqada \u2013 Midabka Cagaaran; Waxaa loogu talagalay shaqaalaha dowladda iyo masuuliyiinta u qalma, waxaana loo adeegsadaa safarrada shaqo ee rasmiga ah ee la xiriira hawlaha iyo waajibaadka dowladeed.<\/p>\n<p>3-Baasaboorka Diblomaasiga \u2013 Midabka Casaanka ah; Waxaa loogu talagalay diblomaasiyiinta iyo masuuliyiinta sare ee dowladda ee sharcigu u oggol yahay, waxaana loo adeegsadaa safarrada diblomaasiyadeed iyo matalaadda qaranka. Sidoo kale wuxuu astaan u yahay matalaadda rasmiga ah ee Soomaaliya ee dalalka kale.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay naqshadda Baasaboorka cusub ee Soomaaliya, maadaama ay xubin rasmi ah ka noqotay Dalladda Bulshada Bariga Afrika EAC oo ay ku midaysan yihiin dalal badan oo dhaca Afrika. Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo soo bandhigtay muuqaalka cusub ee Baasaboorka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inuu astaan u yahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":193369,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1793612605,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-193368","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DF oo soo bandhigtay Baasaboorka cusub. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-soo-bandhigtay-baasaboorka-cusub\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DF oo soo bandhigtay Baasaboorka cusub. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay naqshadda Baasaboorka cusub ee Soomaaliya, maadaama ay xubin rasmi ah ka noqotay Dalladda Bulshada Bariga Afrika EAC oo ay ku midaysan yihiin dalal badan oo dhaca Afrika. Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo soo bandhigtay muuqaalka cusub ee Baasaboorka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inuu astaan u yahay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-soo-bandhigtay-baasaboorka-cusub\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-11-02T09:43:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/Baasaboorka-cusub.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-soo-bandhigtay-baasaboorka-cusub\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-soo-bandhigtay-baasaboorka-cusub\/\",\"name\":\"DF oo soo bandhigtay Baasaboorka cusub. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-soo-bandhigtay-baasaboorka-cusub\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-soo-bandhigtay-baasaboorka-cusub\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/Baasaboorka-cusub.webp\",\"datePublished\":\"2026-11-02T09:43:10+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-soo-bandhigtay-baasaboorka-cusub\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-soo-bandhigtay-baasaboorka-cusub\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-soo-bandhigtay-baasaboorka-cusub\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/Baasaboorka-cusub.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/Baasaboorka-cusub.webp\",\"width\":696,\"height\":365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-soo-bandhigtay-baasaboorka-cusub\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DF oo soo bandhigtay Baasaboorka cusub.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DF oo soo bandhigtay Baasaboorka cusub. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-soo-bandhigtay-baasaboorka-cusub\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DF oo soo bandhigtay Baasaboorka cusub. - Wardoon","og_description":"Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay naqshadda Baasaboorka cusub ee Soomaaliya, maadaama ay xubin rasmi ah ka noqotay Dalladda Bulshada Bariga Afrika EAC oo ay ku midaysan yihiin dalal badan oo dhaca Afrika. Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo soo bandhigtay muuqaalka cusub ee Baasaboorka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inuu astaan u yahay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-soo-bandhigtay-baasaboorka-cusub\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-11-02T09:43:10+00:00","og_image":[{"width":696,"height":365,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/Baasaboorka-cusub.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-soo-bandhigtay-baasaboorka-cusub\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-soo-bandhigtay-baasaboorka-cusub\/","name":"DF oo soo bandhigtay Baasaboorka cusub. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-soo-bandhigtay-baasaboorka-cusub\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-soo-bandhigtay-baasaboorka-cusub\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/Baasaboorka-cusub.webp","datePublished":"2026-11-02T09:43:10+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-soo-bandhigtay-baasaboorka-cusub\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-soo-bandhigtay-baasaboorka-cusub\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-soo-bandhigtay-baasaboorka-cusub\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/Baasaboorka-cusub.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/Baasaboorka-cusub.webp","width":696,"height":365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-soo-bandhigtay-baasaboorka-cusub\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DF oo soo bandhigtay Baasaboorka cusub."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193368"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=193368"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193368\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":193370,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193368\/revisions\/193370"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/193369"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=193368"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=193368"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=193368"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}