{"id":193458,"date":"2026-11-08T13:18:26","date_gmt":"2026-11-08T10:18:26","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=193458"},"modified":"2026-11-08T13:18:26","modified_gmt":"2026-11-08T10:18:26","slug":"netanyahu-oo-ku-daayey-gen-gadi-eisenkot-ayaa-loo-xilsaaray-inuu-soo-dhiso-xukuumadda-cusub","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-oo-ku-daayey-gen-gadi-eisenkot-ayaa-loo-xilsaaray-inuu-soo-dhiso-xukuumadda-cusub\/","title":{"rendered":"Netanyahu oo ku daayey, Gen, Gadi Eisenkot ayaa loo xilsaaray inuu soo dhiso xukuumadda cusub."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-193460\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/image-41-870x600-2.jpg\" alt=\"\" width=\"870\" height=\"600\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/image-41-870x600-2.jpg 870w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/image-41-870x600-2-300x207.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/image-41-870x600-2-768x530.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/image-41-870x600-2-218x150.jpg 218w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/image-41-870x600-2-696x480.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/image-41-870x600-2-609x420.jpg 609w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/image-41-870x600-2-100x70.jpg 100w\" sizes=\"(max-width: 870px) 100vw, 870px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Madaxweynaha Israel, Isaac Herzog, ayaa Sabtidii u xushay hoggaamiyaha mucaaradka Gadi Eisenkot inuu isku dayo dhismaha xukuumad cusub, kaddib doorasho aan garabkiisa iyo kan Ra\u2019iisul Wasaare Benjamin Netanyahu midna siin aqlabiyad baarlamaan.<\/p>\n<p>Eisenkot, oo hore u soo noqday taliyaha guud ee ciidamada Israel, ayaa la filayaa inuu fiidnimada Axadda si rasmi ah u helo xilka soo dhisidda xukuumadda. Wuxuu markaas heli doonaa 28 maalmood, waxaana suurtagal ah in loogu daro 14 maalmood oo kale.<\/p>\n<p>Go\u2019aankan ayaa dib u dhac siyaasadeed ku ah Netanyahu, balse Eisenkot waxaa weli horyaalla wada-xaajoodyo adag oo uu ku raadinayo isbahaysi awooda inuu talada la wareego.<\/p>\n<p>Doorashadii dhacday 27-kii October, garabka midig ee Netanyahu ayaa helay 53 kursi, isagoo weli ah garabka ugu weyn baarlamaanka. Hase yeeshee, wuxuu ka hooseeyaa 61-ka kursi ee aqlabiyadda looga baahan yahay baarlamaanka Knesset, oo ka kooban 120 xubnood.<\/p>\n<p>Isbahaysiga mucaaradka ee Eisenkot hoggaamiyo ayaa helay 48 kursi, halka labada xisbi ee ay Carabtu hoggaamiso ay wada heleen 19 kursi, tiradii ugu badnayd ee ay gaaraan. Natiijadaas ayaa siisay door muhiim ah oo ay ku saameyn karaan cidda soo dhiseysa xukuumadda xigta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; Madaxweynaha Israel, Isaac Herzog, ayaa Sabtidii u xushay hoggaamiyaha mucaaradka Gadi Eisenkot inuu isku dayo dhismaha xukuumad cusub, kaddib doorasho aan garabkiisa iyo kan Ra\u2019iisul Wasaare Benjamin Netanyahu midna siin aqlabiyad baarlamaan. Eisenkot, oo hore u soo noqday taliyaha guud ee ciidamada Israel, ayaa la filayaa inuu fiidnimada Axadda si rasmi ah u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1794133374,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-193458","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Netanyahu oo ku daayey, Gen, Gadi Eisenkot ayaa loo xilsaaray inuu soo dhiso xukuumadda cusub. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-oo-ku-daayey-gen-gadi-eisenkot-ayaa-loo-xilsaaray-inuu-soo-dhiso-xukuumadda-cusub\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Netanyahu oo ku daayey, Gen, Gadi Eisenkot ayaa loo xilsaaray inuu soo dhiso xukuumadda cusub. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&nbsp; &nbsp; Madaxweynaha Israel, Isaac Herzog, ayaa Sabtidii u xushay hoggaamiyaha mucaaradka Gadi Eisenkot inuu isku dayo dhismaha xukuumad cusub, kaddib doorasho aan garabkiisa iyo kan Ra\u2019iisul Wasaare Benjamin Netanyahu midna siin aqlabiyad baarlamaan. Eisenkot, oo hore u soo noqday taliyaha guud ee ciidamada Israel, ayaa la filayaa inuu fiidnimada Axadda si rasmi ah u [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-oo-ku-daayey-gen-gadi-eisenkot-ayaa-loo-xilsaaray-inuu-soo-dhiso-xukuumadda-cusub\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-11-08T10:18:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/image-41-870x600-2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"870\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-oo-ku-daayey-gen-gadi-eisenkot-ayaa-loo-xilsaaray-inuu-soo-dhiso-xukuumadda-cusub\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-oo-ku-daayey-gen-gadi-eisenkot-ayaa-loo-xilsaaray-inuu-soo-dhiso-xukuumadda-cusub\/\",\"name\":\"Netanyahu oo ku daayey, Gen, Gadi Eisenkot ayaa loo xilsaaray inuu soo dhiso xukuumadda cusub. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-oo-ku-daayey-gen-gadi-eisenkot-ayaa-loo-xilsaaray-inuu-soo-dhiso-xukuumadda-cusub\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-oo-ku-daayey-gen-gadi-eisenkot-ayaa-loo-xilsaaray-inuu-soo-dhiso-xukuumadda-cusub\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/image-41-870x600-2.jpg\",\"datePublished\":\"2026-11-08T10:18:26+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-oo-ku-daayey-gen-gadi-eisenkot-ayaa-loo-xilsaaray-inuu-soo-dhiso-xukuumadda-cusub\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-oo-ku-daayey-gen-gadi-eisenkot-ayaa-loo-xilsaaray-inuu-soo-dhiso-xukuumadda-cusub\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-oo-ku-daayey-gen-gadi-eisenkot-ayaa-loo-xilsaaray-inuu-soo-dhiso-xukuumadda-cusub\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/image-41-870x600-2.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/image-41-870x600-2.jpg\",\"width\":870,\"height\":600},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-oo-ku-daayey-gen-gadi-eisenkot-ayaa-loo-xilsaaray-inuu-soo-dhiso-xukuumadda-cusub\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Netanyahu oo ku daayey, Gen, Gadi Eisenkot ayaa loo xilsaaray inuu soo dhiso xukuumadda cusub.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Netanyahu oo ku daayey, Gen, Gadi Eisenkot ayaa loo xilsaaray inuu soo dhiso xukuumadda cusub. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-oo-ku-daayey-gen-gadi-eisenkot-ayaa-loo-xilsaaray-inuu-soo-dhiso-xukuumadda-cusub\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Netanyahu oo ku daayey, Gen, Gadi Eisenkot ayaa loo xilsaaray inuu soo dhiso xukuumadda cusub. - Wardoon","og_description":"&nbsp; &nbsp; Madaxweynaha Israel, Isaac Herzog, ayaa Sabtidii u xushay hoggaamiyaha mucaaradka Gadi Eisenkot inuu isku dayo dhismaha xukuumad cusub, kaddib doorasho aan garabkiisa iyo kan Ra\u2019iisul Wasaare Benjamin Netanyahu midna siin aqlabiyad baarlamaan. Eisenkot, oo hore u soo noqday taliyaha guud ee ciidamada Israel, ayaa la filayaa inuu fiidnimada Axadda si rasmi ah u [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-oo-ku-daayey-gen-gadi-eisenkot-ayaa-loo-xilsaaray-inuu-soo-dhiso-xukuumadda-cusub\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-11-08T10:18:26+00:00","og_image":[{"width":870,"height":600,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/image-41-870x600-2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-oo-ku-daayey-gen-gadi-eisenkot-ayaa-loo-xilsaaray-inuu-soo-dhiso-xukuumadda-cusub\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-oo-ku-daayey-gen-gadi-eisenkot-ayaa-loo-xilsaaray-inuu-soo-dhiso-xukuumadda-cusub\/","name":"Netanyahu oo ku daayey, Gen, Gadi Eisenkot ayaa loo xilsaaray inuu soo dhiso xukuumadda cusub. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-oo-ku-daayey-gen-gadi-eisenkot-ayaa-loo-xilsaaray-inuu-soo-dhiso-xukuumadda-cusub\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-oo-ku-daayey-gen-gadi-eisenkot-ayaa-loo-xilsaaray-inuu-soo-dhiso-xukuumadda-cusub\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/image-41-870x600-2.jpg","datePublished":"2026-11-08T10:18:26+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-oo-ku-daayey-gen-gadi-eisenkot-ayaa-loo-xilsaaray-inuu-soo-dhiso-xukuumadda-cusub\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-oo-ku-daayey-gen-gadi-eisenkot-ayaa-loo-xilsaaray-inuu-soo-dhiso-xukuumadda-cusub\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-oo-ku-daayey-gen-gadi-eisenkot-ayaa-loo-xilsaaray-inuu-soo-dhiso-xukuumadda-cusub\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/image-41-870x600-2.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/image-41-870x600-2.jpg","width":870,"height":600},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/netanyahu-oo-ku-daayey-gen-gadi-eisenkot-ayaa-loo-xilsaaray-inuu-soo-dhiso-xukuumadda-cusub\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Netanyahu oo ku daayey, Gen, Gadi Eisenkot ayaa loo xilsaaray inuu soo dhiso xukuumadda cusub."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193458"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=193458"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193458\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":193461,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193458\/revisions\/193461"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=193458"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=193458"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=193458"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}