{"id":193580,"date":"2026-11-19T18:34:08","date_gmt":"2026-11-19T15:34:08","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=193580"},"modified":"2026-11-19T18:34:08","modified_gmt":"2026-11-19T15:34:08","slug":"daawo-macawiisleyda-xawaadle-oo-qabsaday-garoonka-beledweyne","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macawiisleyda-xawaadle-oo-qabsaday-garoonka-beledweyne\/","title":{"rendered":"Daawo: Macawiisleyda Xawaadle oo qabsaday garoonka Beledweyne."},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-193581\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/Macawiisley-7.webp\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/Macawiisley-7.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/Macawiisley-7-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/Macawiisley-7-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in goordhow ciidamada Macawiisleyda beesha Xawaadle ay gudaha u galeen garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif, halkaas oo ay ka taagan tahay xiisad culus.<\/p>\n<p>Macawiisleyda oo wata gaadiidka dagaalka ayaa ka gudbay baraha koontarool ee ay ku sugnaayeen ciidamada Jabuuti ee ilaaliya garoonka, iyaga oo kadib gudaha galay xerada.<\/p>\n<p>Wararka ayaa intaas kusii daraya in iska hor imaad uu ka dhacay aagga garoonka, kaas oo u dhexeeyay ciidamada dowladda iyo maleeshiyaadka deegaanka, waxaana ku dhaawacmay illaa 5 qof.<\/p>\n<p>Cidamada Macawiisleyda ayaa ka hortagaya diyaarado a sheegay inay sidaan ciidamo oo ay dowladda Soomaaliya u direyso Beledweyne, si ay u xoojiyaan ciidamada ku sugan halkaasi.<\/p>\n<p>Muuqaalo lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujinayo Macawiisley hubeysan oo ku sugan runway-ga garoonka Beledweyne, iyadoo saraakiisha hoggaamineysa ay direen digniin culus.<\/p>\n<p>Iska hor imaadkan waxaa ka horreeyay dagaal kale oo xalay magaalada Beledweyne, kaas oo dhex-maray ciidamo uu watay hoggaamiye ku-xigeenka HirShabelle, Cabdifataax Xasan Afrax iyo Macawiisleyda deegaanka, waxaana ku dhintay 1 qof, iyadoo ay ku dhaawacmeen tiro kale.<\/p>\n<p>Xaaladda ayaa weli kacsan, waxaana haatan dhaq-dhaqaaqyo ciidan laga dareemayaa gudaha Beledweyne oo ay ku wada sugan yihiin dhinacyada dagaalamay, iyada oo suuragal ay tahay in mar kasta ay fara saaraan labada dhinac.<\/p>\n<div style=\"width: 696px;\" class=\"wp-video\"><!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('video');<\/script><![endif]-->\n<video class=\"wp-video-shortcode\" id=\"video-193580-1\" width=\"696\" height=\"392\" preload=\"metadata\" controls=\"controls\"><source type=\"video\/mp4\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/AQODM18qO2QA8JgseR6i9XWnVS6kv-wFQupKs27zK1m0Oa9xvkoJGTjYbLRhthS51U7RBxzi5vIfZc-PAafGbEJgcWSOOZp2VOYfg7nOlAA1Ig.mp4?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/AQODM18qO2QA8JgseR6i9XWnVS6kv-wFQupKs27zK1m0Oa9xvkoJGTjYbLRhthS51U7RBxzi5vIfZc-PAafGbEJgcWSOOZp2VOYfg7nOlAA1Ig.mp4\">http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/AQODM18qO2QA8JgseR6i9XWnVS6kv-wFQupKs27zK1m0Oa9xvkoJGTjYbLRhthS51U7RBxzi5vIfZc-PAafGbEJgcWSOOZp2VOYfg7nOlAA1Ig.mp4<\/a><\/video><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in goordhow ciidamada Macawiisleyda beesha Xawaadle ay gudaha u galeen garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif, halkaas oo ay ka taagan tahay xiisad culus. Macawiisleyda oo wata gaadiidka dagaalka ayaa ka gudbay baraha koontarool ee ay ku sugnaayeen ciidamada Jabuuti ee ilaaliya garoonka, iyaga oo kadib gudaha galay xerada. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":193581,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1795102461,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-193580","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo: Macawiisleyda Xawaadle oo qabsaday garoonka Beledweyne. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macawiisleyda-xawaadle-oo-qabsaday-garoonka-beledweyne\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo: Macawiisleyda Xawaadle oo qabsaday garoonka Beledweyne. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in goordhow ciidamada Macawiisleyda beesha Xawaadle ay gudaha u galeen garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif, halkaas oo ay ka taagan tahay xiisad culus. Macawiisleyda oo wata gaadiidka dagaalka ayaa ka gudbay baraha koontarool ee ay ku sugnaayeen ciidamada Jabuuti ee ilaaliya garoonka, iyaga oo kadib gudaha galay xerada. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macawiisleyda-xawaadle-oo-qabsaday-garoonka-beledweyne\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-11-19T15:34:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/Macawiisley-7.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macawiisleyda-xawaadle-oo-qabsaday-garoonka-beledweyne\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macawiisleyda-xawaadle-oo-qabsaday-garoonka-beledweyne\/\",\"name\":\"Daawo: Macawiisleyda Xawaadle oo qabsaday garoonka Beledweyne. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macawiisleyda-xawaadle-oo-qabsaday-garoonka-beledweyne\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macawiisleyda-xawaadle-oo-qabsaday-garoonka-beledweyne\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/Macawiisley-7.webp\",\"datePublished\":\"2026-11-19T15:34:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macawiisleyda-xawaadle-oo-qabsaday-garoonka-beledweyne\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macawiisleyda-xawaadle-oo-qabsaday-garoonka-beledweyne\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macawiisleyda-xawaadle-oo-qabsaday-garoonka-beledweyne\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/Macawiisley-7.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/Macawiisley-7.webp\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macawiisleyda-xawaadle-oo-qabsaday-garoonka-beledweyne\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo: Macawiisleyda Xawaadle oo qabsaday garoonka Beledweyne.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo: Macawiisleyda Xawaadle oo qabsaday garoonka Beledweyne. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macawiisleyda-xawaadle-oo-qabsaday-garoonka-beledweyne\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo: Macawiisleyda Xawaadle oo qabsaday garoonka Beledweyne. - Wardoon","og_description":"Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in goordhow ciidamada Macawiisleyda beesha Xawaadle ay gudaha u galeen garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif, halkaas oo ay ka taagan tahay xiisad culus. Macawiisleyda oo wata gaadiidka dagaalka ayaa ka gudbay baraha koontarool ee ay ku sugnaayeen ciidamada Jabuuti ee ilaaliya garoonka, iyaga oo kadib gudaha galay xerada. [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macawiisleyda-xawaadle-oo-qabsaday-garoonka-beledweyne\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-11-19T15:34:08+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/Macawiisley-7.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macawiisleyda-xawaadle-oo-qabsaday-garoonka-beledweyne\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macawiisleyda-xawaadle-oo-qabsaday-garoonka-beledweyne\/","name":"Daawo: Macawiisleyda Xawaadle oo qabsaday garoonka Beledweyne. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macawiisleyda-xawaadle-oo-qabsaday-garoonka-beledweyne\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macawiisleyda-xawaadle-oo-qabsaday-garoonka-beledweyne\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/Macawiisley-7.webp","datePublished":"2026-11-19T15:34:08+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macawiisleyda-xawaadle-oo-qabsaday-garoonka-beledweyne\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macawiisleyda-xawaadle-oo-qabsaday-garoonka-beledweyne\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macawiisleyda-xawaadle-oo-qabsaday-garoonka-beledweyne\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/Macawiisley-7.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/Macawiisley-7.webp","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macawiisleyda-xawaadle-oo-qabsaday-garoonka-beledweyne\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo: Macawiisleyda Xawaadle oo qabsaday garoonka Beledweyne."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193580"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=193580"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193580\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":193583,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193580\/revisions\/193583"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/193581"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=193580"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=193580"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=193580"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}