{"id":193610,"date":"2026-11-25T22:04:35","date_gmt":"2026-11-25T19:04:35","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=193610"},"modified":"2026-11-25T22:04:35","modified_gmt":"2026-11-25T19:04:35","slug":"daawo-saciid-deni-oo-difaacay-imaaraadka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saciid-deni-oo-difaacay-imaaraadka\/","title":{"rendered":"DAAWO: Saciid Deni oo difaacay Imaaraadka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-193611\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/928086884_1718032243012444_6614665123169669427_n.webp\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/928086884_1718032243012444_6614665123169669427_n.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/928086884_1718032243012444_6614665123169669427_n-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/928086884_1718032243012444_6614665123169669427_n-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Maamul-goboleedka Puntland, Saciid Cabdullahi Deni oo maanta khudbad ka jeediyay dhagax-dhigga dhismaha garoonka diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf ee magaalada Gaalkacyo ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan is-mariwaaga doorashooyinka.<\/p>\n<p>Saciid Deni ayaa marka hore shaaca ka qaaday in haatan Soomaaliya ay mareyo marxalad adag, loona baahan yahay in si dhab ah looga tashado aayaha dalka, si loo badbaadiyo.<\/p>\n<p>Hoggaamiyaha Puntland ayaa sidoo kale weerarka afka ah ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, isaga oo ku eedeeyay inuu yahay nin isbed-bedal badan oo halis ku sii wada dalka, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>\u201cDalka Soomaaliya marxaladda uu maraayo waad u jeedaan daruufo adag oo isbed-bedalaayo ayaa socda, waana nasiib darro hoggaankii dalka inuu bartay in maalinba nooc yahay bal reer Puntland-now aad u tashada. Waxaan rabnaa inaan noqono geed har wayn oo marwalba jira haddii uu Ilaah yiraahdo,\u201d ayuu yiri Madaxweyne Saciid Cabdullahi Maxamed (Deni).<\/p>\n<p>Waxaa kale oo uu intaasi raaciyay \u201cSoomaaliya xaaladda ay ku sugan tahay runtii waa khatar muddo hore aan ka digeynay haddana ay muuqato in meelo ad adag ay faraha lasii galeyso. Waa nasiib darro iyo dhaqan siyaasadda Soomaaliya marar badan soo maray haddana ceeb ku ah in markii ay meel kuugu adkaato meel aan jirin madaxa saartid oo dadka wareerisid\u201d.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland ayaa sheegay inay adkeyn doonaan heshiisyada ay la galeen dadka Soomaaliyeed iyo kuwa ajaaniibta, si horay loogu sii wado mashaariicda horumarineed ee ka socda deegaannada maamulkaasi.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Freel%2F1378676824216139%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Maamul-goboleedka Puntland, Saciid Cabdullahi Deni oo maanta khudbad ka jeediyay dhagax-dhigga dhismaha garoonka diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf ee magaalada Gaalkacyo ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan is-mariwaaga doorashooyinka. Saciid Deni ayaa marka hore shaaca ka qaaday in haatan Soomaaliya ay mareyo marxalad adag, loona baahan yahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":193611,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1795633491,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-193610","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: Saciid Deni oo difaacay Imaaraadka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saciid-deni-oo-difaacay-imaaraadka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: Saciid Deni oo difaacay Imaaraadka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Maamul-goboleedka Puntland, Saciid Cabdullahi Deni oo maanta khudbad ka jeediyay dhagax-dhigga dhismaha garoonka diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf ee magaalada Gaalkacyo ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan is-mariwaaga doorashooyinka. Saciid Deni ayaa marka hore shaaca ka qaaday in haatan Soomaaliya ay mareyo marxalad adag, loona baahan yahay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saciid-deni-oo-difaacay-imaaraadka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-11-25T19:04:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/928086884_1718032243012444_6614665123169669427_n.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saciid-deni-oo-difaacay-imaaraadka\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saciid-deni-oo-difaacay-imaaraadka\/\",\"name\":\"DAAWO: Saciid Deni oo difaacay Imaaraadka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saciid-deni-oo-difaacay-imaaraadka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saciid-deni-oo-difaacay-imaaraadka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/928086884_1718032243012444_6614665123169669427_n.webp\",\"datePublished\":\"2026-11-25T19:04:35+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saciid-deni-oo-difaacay-imaaraadka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saciid-deni-oo-difaacay-imaaraadka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saciid-deni-oo-difaacay-imaaraadka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/928086884_1718032243012444_6614665123169669427_n.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/928086884_1718032243012444_6614665123169669427_n.webp\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saciid-deni-oo-difaacay-imaaraadka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: Saciid Deni oo difaacay Imaaraadka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: Saciid Deni oo difaacay Imaaraadka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saciid-deni-oo-difaacay-imaaraadka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: Saciid Deni oo difaacay Imaaraadka - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Maamul-goboleedka Puntland, Saciid Cabdullahi Deni oo maanta khudbad ka jeediyay dhagax-dhigga dhismaha garoonka diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf ee magaalada Gaalkacyo ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan is-mariwaaga doorashooyinka. Saciid Deni ayaa marka hore shaaca ka qaaday in haatan Soomaaliya ay mareyo marxalad adag, loona baahan yahay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saciid-deni-oo-difaacay-imaaraadka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2026-11-25T19:04:35+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/928086884_1718032243012444_6614665123169669427_n.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saciid-deni-oo-difaacay-imaaraadka\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saciid-deni-oo-difaacay-imaaraadka\/","name":"DAAWO: Saciid Deni oo difaacay Imaaraadka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saciid-deni-oo-difaacay-imaaraadka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saciid-deni-oo-difaacay-imaaraadka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/928086884_1718032243012444_6614665123169669427_n.webp","datePublished":"2026-11-25T19:04:35+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saciid-deni-oo-difaacay-imaaraadka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saciid-deni-oo-difaacay-imaaraadka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saciid-deni-oo-difaacay-imaaraadka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/928086884_1718032243012444_6614665123169669427_n.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/928086884_1718032243012444_6614665123169669427_n.webp","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saciid-deni-oo-difaacay-imaaraadka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: Saciid Deni oo difaacay Imaaraadka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193610"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=193610"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193610\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":193612,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/193610\/revisions\/193612"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/193611"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=193610"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=193610"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=193610"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}