Captainka chelsea John Terry gacantii ayaa iyaraatay sidaan marada captainimada ugu xiraayey+sawiro +video

Daafaca kooxda Chelsea John Terry ayaa soo sawiray marada captainimo ee uu gacantiisa ku xiray intii uu ku dhex jirey Kubada cagta isagoo bartiisa bulashada soo saaray Sawir layaab leh oo ah marada gacanta lagu xirto marka Cayaaryahanku yahay captainka Naadiga.

John Terry ayaa ah ilaa hada Kabtanka kooxda Chelsea sidoo kalana waxa uu soo noqdey kabtanka Xulka qaranka England isagoo u sameeyey qol gooni ah oo uu ku keeydiyo maryaha Cabtannimada markasta oo ay Cayaartu dhamaatana iskama furo ayuu yiri ilaa aan kagaaro qolka aan dhigo Maradaas sidaan ayeyna u bateen bal ila eega ayuu yiri John Terry,

Cabtan John Terry,ayaa ahaa 10 Sano ku dhawaad Cabtanaka Xulka qaranka England iyo kooxda Chelsea waxa uuna dhawaan u dabaal degay kulankiisii 500 aad ee uu Cabtan u yahay kooxda Chelsea inkastoo uu kafariistay Cayaaraha Caalamiga ah.

Cayaaryahankaan ayaa noqdey Cabtankii ugu guulaha badnaa Garoonka Stamford Bridge, waxa uuna laqaaday 3 Horyaalka Premier League 4 koobka FA Cups, 2 koobka League Cups, 1 koobka Europa League iyo 1 koobka qiimaha badan ee koobka Champions League.

jon1 jon2 jon3

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook