Faah Faahin: Gabdhihii Saakay Lagu Dilay Muqdisho+ sawiro

warar dheraad ah ayaa kasoo baxaya laba gabar oo saaka lagu dilay Degmada Dharkenleey ee gobolka Banaadir kuwaas oo ay Madaxa ka togteen rag bastoolado ku hubyesan kadibna goobta isaga baxsaday.
Allaha u naxaristeen labada gabar oo lagu kala magacaabi jiray Fatxi Maxamuud Maxamed iyo Faadumo Maxamuud Cumar waxaana wararku ay sheegayaan in ay macalimiin ka ahayeen mid kamida xarumaha wax caruurta wax lagu baro ee Degmadaas.
Marxumiinta ayaa la sheegay in ay Mudo fog saaxibo ahayeen hadana ay hal meel kawada shaqeynayeen.
maamulka Degmada Masuuliyiin u hadlaya ayaa sheegay in aysan ka hari doonin kooxihii falkaas naxdintale gaystay waxayna sidoo kale shegeen in ay baaritaano socdaan.

 

dil dil1

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook