Norwey Hooyo Somaliyeed Oo Ladoonayo In Lamasaafuriyo Gabadheeda Yarne In Ay Halkan Ugatagto Layaab+ Sawiro

Dowlada Norway ayaa la soo shir tagtay qiso cajiib ah oo aan noqon doonin mid sharci ahaan shaqeysa wuxuuna kiiskaan gudaha dalka Norway ka noqday midka ugu hadal heeynta badan oo ay soo bandhigeen warbaahinta dalka Norway .

Hooyo Soomaaliyeed oo Kaam kaga jirta waqooyiga dalka Norway waliba dalkaan joogtay mudo sanad iyo bar ah ayaa waxaa loo sheegay in la siiyay diidmadii ugu dambeeysay (Negativ) waliba dib loo celinayo halka gabar yar oo ay dalkaan ku dhashay la siiyay sharciga degnaanshaha, waxaana hooyadaan Warqad kama dambeeys ah u soo dirtay (UDI) The Directorate of Immigration .

Arinta ugu yaabka badan iyo qeeyb ka mid ah warqadaan ayaa waxaa ku qornaa sidatan” Hooyada ha baxdo gabadha yarna ha joogto ” . Qaar badan oo ka mid ah Hay´adaha u dooda xuquuqda aadanaha ee dalka Norway ayaa waxaa u cuntami weeysay hadalka ka soo yeeray The Directorate of Immigration (UDI) waxeeyna dowlada Norway ka codsadeen in sharciga si deg deg ah lagu siiyo hooyadaan Soomaaliyeed maadaama gabadha yar ee ugu dhalatay dalka Norway loo ogolaaday sharciga dhanka degnaanshaha ah .

HALKAN KA AQRI SHEEKADAN OO AF NORWEJI AH

hoo1 hoo2

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

2 thoughts on “Norwey Hooyo Somaliyeed Oo Ladoonayo In Lamasaafuriyo Gabadheeda Yarne In Ay Halkan Ugatagto Layaab+ Sawiro”

  1. hamdi says:

    waan u malaynaayay norway in ay til slutt kommer med denne saken fordi de har tatt mange somalske barn uten grunn og ingen har snakket om det så det er ikke en overraskelse at de BEHANDLER oss som dyr.så jeg anbefaler denne kvinnen at hun går til sitt land oo aaminto Allah gabadhaada ha ku korin norge. det er FINT AT DE GIR HENNE AVSLAG BÅDE HENNE OG DATTEREN.. DETTE ER MIN MENING….

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook