Puntland Waa Hal xaaran Nirig xalaal Ah Madhasho,Madaxweynaha Reer baa Iska Leh+ VIDEO

Sacdiya Salaad Samatar waa gabadh buug ka qortay 4.5 ,  kuna nool Minnesota waxayna ka soo jeedaa deegaanka Puntland, waraysi ay bixisay ayey ku sheegtay in Puntland tahay halxaaraan ahi nirig xalaal ah ma dhasho, isla markaana y tahay goob maxmuud saleebaan siduu doono ka yeelo.

Waxayna sheegtay in aan si cadaalad ah Loo qaybsan golaha wakiilada oo beelo badan la dulmiyo, dhulbahantaha la nool majerteenkan aan loo ogolayn in ay madaxweyne ka nodaan Puntland, warsangali iyo leelkasena sugaan hanbada oo ay isu sharxaan golaha wakiilada.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

5 thoughts on “Puntland Waa Hal xaaran Nirig xalaal Ah Madhasho,Madaxweynaha Reer baa Iska Leh+ VIDEO”

  1. Majeerteen wey soo Ureen. Maantay intey Sooaali dhex yimaadan Magacaas ma sheegan karaa oo Kor iyo Hoos inta laga fiirsho ayaa laga Cuudibileystaa. Muslimiintu waxay “yiraadaa Nacalatu Calal Yahuud”,Maantay waxaa la yirahdaa”Nacalatu Calaa Majeerteen”. Waa Gun ee yaar la soo hadal qaadin.

  2. liibaan says:

    asalamu caleykum.bacdul salaam,sacdiya hadaladeedu waa dhabta ka jirta puntland mana u malaynayo ineey arintan ay ka hadashay wax ka badali doonto fikirka caburinta xoog shegashada islaweynida dhaqanka u ah maamulka piuntland. qabilo badan baa ku dulman pntlnd 8 qabiil oo mj ah iyo awrtable carab salax waa 10 qabiil tobankaa qabiil waxay barlamanka ku leeyihiin isu geyn 4 kursi.ciise maxamud kaligiina 5 kursi ma cadalad baa waa mmya weydii wiilka ciise maxamud why saan u dhacday wuxuu ku oran somali barkeed baan nahay waxaan oo dhan wa aka badan nahay,yaaqay yaan lays dambajin meshan dadku waa arkaan hab dhaqan keeda

    1. omar says:

      walal waan idin salaamay slaan kadib

  3. omar says:

    walal waan idinsalamay salaan kadib waxaan halkaan kusalamay boqorada aragtida dheer, Sacdiyo Salaad oo si hufan u cubidhay una iftiimisay maamulkii puntland ee umadu ay wadadhisatay hada seh isubadalay maamul beeleed taasoo aanu indhawayd shacabka reer puntland ay ogaayeen maamul xumada iyo tacadiga dulmiga isiraynta qurrunka iyo qabyaalada gaamuudhay ee kajidhah gayigeena laguna hayo qabaa ilka daga puntland waxii aan maxamud salebaan ahayn dhamaantood hadaba waxanu kubaraarujinaynaa shacabka reer puntland intooda badan inay kaxorooban dulmiga bahyarta maxamuud saleeban

  4. calanley says:

    asc dhamaantiin salaan kadib walaal sacdiyo umad dhamaanteed ma wada taliyaan sidaas darteed in carab max,ud salax iyo calisaleebaan xaquuqdooda la,duudsiiyo waan canbaareeynayaa balse maxaan ka qaban karnaa anagoo dhan qurbo joog ayaan nahay runti arin wanaagsan uma aragno in aan xiligaan galno dagaal sokeeye oo laguqaado maxamuud saleebaan oo aynu wada dhalaney mida kale maah maah soomaaliyeed ayaa waxeyleedahay shimbir maalin ayyey dab qaadey maalinkina gurigeeda ayey ku gubtay marka waa in aan ku xoojinaa oo kaliya in lacodeeyo qabiilkii doonana uu kusoo baxo oo ree puntland ah siyaasada gudaha waa in waxweyn laga badalo oo laga turxaanbiyaa mad madowga ku jiro iyadoo aan wax walba aan la,iska burburin oo loofiirsadaa sida ugu wanaagsan oo meeshaan looga leexin karo wareegtadaan aan hor usocodka leheen oo qabiiliga ah

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook