Real Madrid Oo 1-0 Kumartay Liverpool+ SAWIRO

Kulanka oo ay daawanayeen 75.000 taageere ayaa Madrid iska qasaarisey fursado dhowr ah oo ay ku dhalin kareen goolal intaa ka badan,xili kooxda dalka England Macalinkoodu inta badan cayaaartoydiisa safka hore Keydka ku bilaabay,waxayse sheekadu kusoo xirantan 1-0 oo Madrid ku adkaatay.

QIIMEYNTA XIDIGAHA LABADA KOOX EE KULANKA

Real Madrid (4-3-3): Casillas 6, Arbeloa 7 (Nacho 83min), Varane 6.5, Ramos 6.5, Marcelo 8; Modric 7, Kroos 7.5, Isco 7; Rodriguez  7 (Bale 62, 7), Ronaldo 6, Benzema 8.5 (Hernandez 87).

Subs: Navas, Pepe, Medran, Torro.

Goal: Benzema 27.

Booked: Rodriguez, Varane, Marcelo.

Manager: Carlo Ancelotti 7.5

Liverpool (4-2-3-1): Mignolet 7.5, Manquillo 6, Toure 8, Skrtel 6.5, Moreno 7.5; Can 6 (Coutinho 75, 6), Lucas 7 (Gerrard 69, 6); Lallana 7, Allen 7, Markovic 5 (Sterling 69, 6); Borini 6.5.

Subs: Jones, Johnson, Henderson, Balotelli.

Booked: Skrtel, Moreno.

Manager: Brendan Rodgers 6.

Man of the match: Karim Benzema.

Referee: Viktor Kassai (Hungary).

Attendance: 75,000

RE1 RE2 RE3 RE4 RE5 RE6 RE7 RE8 RE9 RE99

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook