Shir hordhac u ah shirka Copenhagen oo maanta ka furmay Muqdisho, Madaxweynaha iyo Ra’iisal Wasaaraha oo iyagoo aan heshiis ahayn is dhinac fadhiya +Sawiro

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud iyo Ra’iisul Wasaaraha Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta ka qeyb gelay shir looga hadlayo xaalada dalka oo ay xubno ka socda Beesha Caalamka ka qeyb galeen , waxaana shirkan uu horu dhac u yahay shirka Copenhagen, Waxaana sidoo kale goobjoog ka ah Madaxda Maamul goboleedyada.

Walow shirkan hada ayuu ka socda howlka shirarka garoonka waxaana looga hadlayaa new deal for somalia waxaa is dhinac fadhiya madaxweynaha. Ra.iisal wasaaraha.Wakiilada Qaramada Midoobay iyo Midowga Yurub.
Is garab dhinac fadhiga Madaxda Dowladda iyagoo aan heshiis ahayn waxay muujinaysaa sidii Soomaalida u fahamaysa Siyaasadda Caalamka oo ah in danta guud hal dhinaca looga soo jeesto marka ay timaado isla markaana laga tago danaha gaarka iyo khilaafyada taagan.

de1 de2

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook