Wasaarada Arimaha Gudaha oo yeelatay af hayeen cusub

Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya ayaa waxay soo saartay Digreeto ay ku magacaabaneyso Afhayeen u hadla waxqabadka Wasaaradooda kaaso loo magacaabay C/fitaax Daahir Mire.

af hayeen

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook