DAAWO:-Aabaha dhalay Gabadhii guurkeeda dhimashada dhaliyay oo yiri ”Ma bixin Gabadheyda waana leyga afduubtay ee dowladda ha ii soo celiso”

Aabe C/llaahi Maxamed oo ah Aabaha dhalay Ruqiyo Cabdullaahi oo ah Gabadhii Guurkeeda uu sabab u noqday dilka Marxuum Axmed dowlo ayaa faah faahin ka bixiyey waxa ka jira in Gabadhiisa uu bixiyey.

Isaga oo Wareysi siiyey Dalsan tv ayuu shegay in laga been abuurtay,isla markaana Gabadhiisa uusan bixin si afduub ahna looga heysto.

Hayeeshee uu ka codsanaayo dowladda Federaalka Soomaaliya in Gabadhiisa ay dib ugu soo celiso.

Hoos Ka Daawo Muuqaalka.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook