Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo war culus kasoo saartay ninkii la dilay lagu gubay Muqdisho +COD

Weli waxaa taagan hadal heynta dilkii marxuum Axmed Dowlo oo 20-kii Bishaan lagu dilay xaafada Towfiiq ee degamda Yaaqshiid lana gubayMarxuumka ayaa waxaa loo dilay sabab la xidhiidha haybsooc dhinaca guurka ah kadib markii wiil uu adeer u yahay uu guursaday gabadh ka dhalatay Qabaa’ilada loogu yeedho waa weynka.

Guddoomiyaha Majmaca Culumada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad ayaa marka hore u tacsiyadeeyey qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday marxuum Axmed Dowlo.

Waxa uu sheeegay isaga oo ku hadlayay magaca Hay’adda Culimada Soomaaliyeed in ay aad uga xun yihiin falkii lagu dilay marxuum Axmed Dowlo, isla markaasna ay ahayd mid si weyn u taabatay.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook