“Kornayl Caare Oo Somaliland U soo Hanjabay Waxaad Arki Doontaan In Dariiqyada La Mariwaayo “+VIDEO

Cornayl Caare oo Hore uga Goostay Ciidamada Mamulka Somaliland Saldhig Ciidana ku Leh Qaybo ka mid ah Deegaanada Mamulka Puntland ayaa Maanta Si Kulul uga Hadlay Dagaalada uu kula Jiro Ciidanka Somaliland.

Sarkaalkan ayaa Cadaalad Daro ka Tirsaday Maamulka Muuse Biixi Waxaana uu Go,aan ku Gaadhay inuu Meesha ka Saro Muuse Biixi iyo Maamulka uu Madaxda u Yahay.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook