Shirkadaha Isgaarsiinta oo kaqayliyay wasiirka isgaarsiinta (Akhriso)

Kulan ballaaran uu qaban qaabiyay URURKA SHIRKADDAHA ISGAARSIINTA SOMAALIYEED (USIS) oo ah Urur ay ku mideysan yihiin Shirkadaha bixiya adeegyada telefoonada iyo Internet-­‐ka ee kor ku xusan, ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho 27kii Sept 2018 .

Kulankaas waxaa looga hadlay arimo badan oo ay ka mid yihiin xaalada Adeegyada Isgaarsiinta & Tiknoolajiyada ee dalka,halka uu marayo dadaaladii loogu jiray dhismaha Hay`adihii Xeer-­‐nidaaminta Isgaarsiinta iyo guud ahaan xoojinta horumarka shabakadaha Isgaarsiinta iyo noocyada kala duwan ee tiknoolajiyada oo qeyb weyn ka ah horumarka dalka.

Halkan ka Akhriso War Saxaafadeedka Shirkadaha Isgaarsiinta

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook