Gudoomiyaha degmada Cadaado iyo ku xigeenkiisa oo xilka laga qaaday

Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Gelle xaaf ayaa xilkii looga qaaday Gudoomiyihii Degmada Cadaado iyo ku-xigeenkiisi waxa uuna magacaabay Gudoomiye iyo Guddoomiye ku-xigeen cusub.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook