Qaraxyo ka dhacay Iridda Xarumaha CID-da iyo Hoteel Saxafi

Qarax ayaa ka dhacday Magaalada Muqdisho sidda ay xaqiijiyeen goobjoogayaal Qaraxyadda ayaa ka dhacay Xarunta CID-da iyo Irida Hore Hoteel Suxufi.

Qaraxyadda ayaa ahaa kuwo si weyn looga maqlay Muqdisho, waxaana jira Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo ka dhashay Qaraxyadda.

Gaadiidka gurmadka deg deg ah ayaa wadda badbaada dadkii ay waxyeelado soo gaartay.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook