Somali News AKHRISO: Madaxweyne maamulka Puntland oo soo saaray Amar cusub By admin - January 13, 2019 1241 Share Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Madaxweynaha cusub maamulka Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta 13 Jan, 2019 soo saaray digreeto lagu joojinayo cashuur dhaafkii iyo cashuur dhimistii loo samayn jiray hay’adaha dawladda iyo kuwa gaarka loo leeyahay.