DAAWO:-Xasan Sheekh”Dalkan waxa uu u baahan yahay Qaanuun iyo Shuruuc ee uma baahno Shaqsiyaad”

498

Madaxweynihii hore ee Somalia Xasan Sheikh maxamud ayaa shaaca ka qaaday in dalka usan u baahneyn dowlad awood badan balse taa badelkeda u dalka u baahan yahay qaanuun iyo sharuuc lagu maamula dalka.

Prof” Xasan Sheikh ayaa oo dhaliilay hanaanka ay wax ku wado dowlada hada mamausha dalka sheegay in dalkan awood lagu maamuli karin si hanaanka dowlad nimo loo gaarsiiyo dalka loona helo shacab bixiya canshuurta dowladoda.