SAWIRRO;- Wafdi ka Socoda Beelaha Habar gidir Oo Matabaan lagu soo dhaweyey

840

Gudoomiyaha Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan Hussein Salaad Ayaa Maanta Soo Dhoweyn ugu Sameeyay Matabaan Wafdiga Pro-Shirwac oo Maalmahaan Socdaal Qiimeyn ah Ku Maraya Dagmooyin Dhowr ah

Xubnaha Wafdiga ayaa Laga Dhageystay Talooyin Ku Dheehnaa Muhiimada Nabada iyo Doorkooda Ku Aadan in la Joojiyo Colaadaha Bilihii dambe ka Taagnaa Nawaaxiga Deg-Matabaan .