Deg deg:- Raiisul Wasaare Kheyre Oo Ka Badbaaday Werar Lagu khaarijin Rabay..

692

Ra’iisul wasaare Xasan Cali kheyre ayaa lala cararay kadib markii BAMBAANO lagu soo weeraray xarun dowladdeed oo uu ka khudbeynayey, taasi oo ku taalla magaaladda Marka ee gobolka Shabeelaha Hoose.

Khudbaddii ayaa istaagtay waxaana Xasan Cali Kheyre lagu la cararay gawaarida qafilan ee Amisom.

Ciidanka Amisom ayaa xabado furay markii weerarku bilowday, hase ahaatee waxaan la xaqiijin karin cidda waxyeeladdu gaartay.