DEG DEG Madaxweyne Farmaajo oo ku Wajahan Galmudug iyo Diyaar Garowgii ugu danbeyey.

662

Madaxweynaha Dowladd Fadraalka Somaliya Mohamed Abdulahi Farmaajo ayaa Maanta ku Wajahan Magaalada Dhuusa Mareeb Ee Gobolka GALGADUUD.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa la filayaa in saacadaha soo socoda ay ka soo amba baxaan Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Dalka Somaliya.

Madaxweyne Farmaajo ayaa Dhuusa Mareeb oga qeyb Galaya Xiritaanka Shirka Dib uheshisinta Beelaha Galmudug Ee Dhusa mareeb oga Socoday.

Islamarkaana cawa Halkaasi lagu soo gaban gabeynayo.
Dhanka kale Amaanka Magaalada Dhusa mareeb ayaa aad loo adkeeyey waxaana wadoyinka Magaaladaas lagu arkayaa Ciidamo badan oo ka Tirsan Dowladda Somalia Islamarkaana ka qeyb qadanaya Sugidda Amaanka Magaalada Dhusa mareeb Ee Caasimada Galmudug.