SAWIRRO:- Musharax Madaxweyne.(Qoor qor) Oo lagu soo dhaweyey. Dhuusa Mareeb Asagoona Balan qadday…

2045

Musharax Madaxweyne Dowlad Goboleedka Galmudug Ahmed Abdi kariye (Qoor qor) ayaa Maanta si diiran loogu soo dhaweyey Magaalada Dhuusa Mareeb Ee Caasimada Galmudug.
Waxaana Halkaasi si weyn ugu soo dhaweyey .
Siyaasin Xildhibaano Ka Tirsan Labada Gole Ee Barlamanka Somaliya.
Odayaasha iyo Waxgardka Maamulka iyo Bulshada Magaaladaas.

Qoor Qoor oo soo dhaweyeynta ka dib Warbaahinta la Hadley ayaa sheegaya in hadii Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Galmudug loo doorto uu Xoreyn doono. Degaanada Gacanta ugu Ururka Al.shabaab.
Islamarkaana sidokale uu wax badan ka qeyb qadan doono Hormarinta Degaanada Galmudug.

Halkan ka daawo.