AKHRISO;- War-saxaafadeed Xildhibaanada labada Gole Ee Barlamanka Somaliya oo Si Kulal oga hadley Xaalada Siyaasadeed Ee Dalka

686

Kulan ballaaran oo ay isugu yimaadeen qaar ka mid ah Xildhibaannada labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee ku sugan Muqdisho ayaa lagu falanqeeyay xaladaha ad-adag ee uu dalku marayo iyo dhacdooyinkii ahaa ku xadgudubka Dastuurka ee sida isdaba joogga ah ay ugu kaceen Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya.

Halkaan kala Socoda.