SAWIRRO:- Ciidamo ka Tirsan Galmudug oo Tababar loogu soo Gaban Gabeyey Dhuusa Mareeb

987

Taliska Qaybta Booliska Galmudug ayaa Magaalada Dhuusamareeb ugu Soo Xiray Tababar Ku Saabsan Habka Diiwaanka iyo Maareynta Dambiyada Xubno ka Tirsan Booliska Soomaaliyeed ee ka Howlgala Magaalada Dhuusamareeb

Taliyaha Booliska Caasimada G/Le Cabdulaahi Mcln Xasan ayaa Tan iyo Markii lasoo Magacaabey Juhdi Badan Galiyay in LA Tayeeyo Booliska Dhuusamareeb lana Dayac tiro Xafiisyada Saldhiga si Loo Muujiyo howlaha Weyn ee Looga Fadhiyo Ciidanka Booliska ee Dhuusamareeb ..

Halkaan ka daawo Sawirada.