DAAWO;- Madaxweyne Xasan Sheikh.oo markii ugu Horeysay Runta usheegay Madaxda Nabad iyo Nolal

954

Madaxweynihii Hore Somaliya Mudane Xasan Sheikh Mohamud OO Qudbad Taarikhi ah Ka Jeedinayay  Caleema Saarka Madaxweynaha Jubbland Ahmed Islaam.

Ayaa Si Kulal oga hadley Xaalada Siyaasadeed Ee Dalka Somaliya iyo Madaxda Hada tala heysa Wuxuuna xusay in marnaba aysan aqbali doonin Muddo Korarsi ay sameystaan Madaxda ugu Sareysa Ee Dalka.