SAWIRRO:- Galmudug oo Soo Bandhigay Qamrigii ugu badnaa Ee Degaanada loo soo dhoofiyay,

1010

Howlgalka Ciidamada Amniga Magaalada Dhuusamareeb Ee Maalmahanba socdey ayaa Suurta Galiyay in Lasoo Qabto Qabri lagu Qarinayay Xaafadaha Qaar iyo Dadkii ka Ganacsanayay

Taliyaha Ciidanka Booliska Magaalada Dhuusamareeb G/Le C/Laahi Xasan Macalin ( Cali Xassan ) , Saraakiisha NISA ee Galmudug iyo Gudoomiyaha Dhuusamareeb Nuur Cilmi Garre ayaa Goobta Ku sugnaa Iyagoo Bogaadiyay Shaqada Ciidanku Qabtay .