Galmudug oo Qarka usaaran in lagu kala tago,

633

Wararkii ugu danbeyey Ee Dhusa mareeb ka imanaya ayaa sheegaya  In Maalmihii ugu danbeyey Halkaa ay ka soconayeen Kulamo aan loo kala kicin,  kulamadaan ayaa udhaxeeya Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliya Abdi Mohamed Sabriye iyo Madaxda Maamul Ahlusuna, Ee Gobolada Dhexe

Kulamada ayaa inta badan diiradda lagu saarayay Sidii Xal waara looga gaari lahaa Khilaaf Siyaasadeed ee weli ka dhex hirra Ahlusuna iyo Dowladda Dhexe

Ma jiraan wax is afgarad ah oo kulmadda labada dhinac ka soo Baxay Islamarkaana xal waara unoqan karra Dhismaha Galmudug mideysan