Deg deg:- Ahlusuna Oo Go.aan lama Filaan ah soo saaray, Dhismaha Galmudug

1062

Hogaanka Ahlusuna Ee Gobolada Dhexe
Ayaa soo saaray go.aan lama filaan ah
Islamarkaana dhabar jab ku ah qorshaha Dowladda Somaliya ay ku dhiseyso Galmudug Cusub

Ahlusuna Xildhibaanada Waqtigoodu sii Idlaanayo ee Galmudug Garabkooda Ahlusunna u Dirtay wargalinta Kalfadhi Deg Deg ah oo Qabsoomaya Maalinta Sabtida ah kaa oo Cod Loogu Qaadayo Gudigga Doorashooyinka iyo Dib u Heshiisiinta Galmudug ee uu Soo Magacaabey Madaxa Xukuumada Sh Shaakir .

Waxaana sodokale La badalay Xumno horey isaga xasilay xilalkii loo magacaabay oo gudiga ka tirsanaa,

Hadalkaan ka soo baxay Hogaanka Ahlusuna ayaa imaanaya xili Dhuusa Mareeb ay ku sugan yihiin Xumnihii Gudiga Farsamada Galmudug ee Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliya ay magacowday
Inkasto wax shaqo ah aysan weli bilaabin.