Daawo:- Ahlusuna Oo Soo Bandhigtay Dhoola Tus Dagaal. Ka dib Markii…

812

Hogaanka Ahlusuna Ee Gobolada Dhexe fadhigoodo yahay Magaaloyinka Dhuusa Mareeb iyo Guraceel ayaa soo Bandhigay Dhoola Tus Dagaal Islamarkaana ay ugu goodinayaan Dowladda Somaliya

Iyo ciskasta oo ka hor timaada Qorshahooda

Tan iyo markii uu Khilaafka Siyaasadeed soo kala dhex galay Maamulka Ahlusuna iyo Dowladda wax ay Ahlusuna wadday Qorshe Dagaal oo ay hor tageyso Howlaha Dowladu ka waddo Dhuusa Mareeb .

Madaxa Ahlusuna ayaa isku raabay in marna aysan udul qaadan doonin in la marin Habaabiyo Dhismaha Galmudug.