Khayre oo Amaanay Raysal wasaaraha Cusub

385

Raysal wasaarahii Hore ee Xilka Barlamaanka Ka Qaaday xasan cali Khayre Ayaa Ka Hadlay magacabida Raysal wasaaraha Cuusb.

Wuxuuna Soo Dhigay fariin Hambalyo uu u Diray Khayre Raysal wasaaraha Cusub Rooble.

Khayre Ayaa Ydhi”Waxaan u hambalyaynayaa Ra’iisul Wasaaraha cusub mudane Maxamed Xuseen Rooble. Waxaan Alle uga baryayaa inuu u fududeeyo mas’uuliyadda, kuna guuleeyo howlaha loo idmaday. Waxaan dhammaan ummadda Soomaaliyeed ugu baaqayaa inaan garab istaagno”.