DAAWO sida xasaanadda looga qaaday 8 kamid ah barlamaanka Puntland

388

Xubnaha golaha wakiilada dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta xasaanaddii kala laabtay 8 kamid ah oo lagu soo eedeyey inay ku xad gudbeen xeer hoosaadka iyo anshaxa golaha, sida ay xeer ilaalinta guud ee Puntland sheegtay.