Akhriso Qabiilada ay kasoo jeedaan Dadka uu Xilalka umagacaabay Xamse

576

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre oo ku howlan dhismaha xukuumaddiisa ayaa maanta sameeyey magacaabis cusub.

Ra’iisul Waaaraha ayaa magacaabay agaasimayaal gaaraya illaa seddex iyo afar la-taliyayaal, sida lagu shaaciyey qoraal kasoo baxay xafiiskiisa.

● Maxamad Abukar subeyr xogyaha Joogtada ah ee Xafiiska RW – Jareer weyne

● Farxaan Jimcaale Afhayeenka Xukuumada Ahna agaasimaha warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha – Xawaadle
● Cali Cabdi awaare Lataliyaha arimaha dib uheshiisiinta – Majeerteen
● Kamaal Guutaale Lataliyaha Amniga – Habargidir-Saleemaan,
● Dr axmad Nuur Lataliyaha sare ee arimaha siyaasada – ogaden
● Dr Hodan osman Lataliyaha Xiriirka Caalamiga ah – Dhulbahante
● Cabdulahi shariif agaasimaha Habmaamuuska – Mareexaan
● Haashim Maxamad Cali Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyada – Shiikhaal