{"id":121568,"date":"2019-01-01T12:25:39","date_gmt":"2019-01-01T10:25:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=121568"},"modified":"2019-01-01T12:25:39","modified_gmt":"2019-01-01T10:25:39","slug":"xildhibaanada-baarlamaanka-puntland-oo-la-dhaariyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanada-baarlamaanka-puntland-oo-la-dhaariyay\/","title":{"rendered":"Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland oo la dhaariyay"},"content":{"rendered":"<p>Xubnaha cusub Baarlamaanka Maamul Goboleedka Puntland ayaa maxkamada sare ku dhaarisay xarunta golaha wakiilada, kadib markii shalay lagu dhowaaqay liiska xildhibaanada cusub.<\/p>\n<p>Dhaarinta kadib ayaa mudanayaasha Baarlamaanka Puntland waxaa la siiyay aqoonsigooda. Goobta lagu dhaariyay ayaa waxaa ku sugnaa qaar ka mid ah waxgaradka maamulka Puntland,iyo siyaasiyiin kale.<\/p>\n<p>Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ayaa lagu wadaa in 3da bishan Janaayo ay doortaan Guddoonka Baarlamaanka.<\/p>\n<p>Dhanka kale xildhibaanada ayaa doortay guddoomiye KMG ah u doortay Xildhibaan Xuseen Xaaji Yaasiin oo ah qofka ugu da\u2019da weyn ee kujira baarlamaanka,ilaa laga soo dooranayo guddoomiyaha baarlamaanka ee rasmiga ah.<\/p>\n<p>Ololaha doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa si xowli ah u bilaabatay xalay kadib markii lagu dhowaaqay magacyada Xildhibaanada kuwaasoo isugu jira kuwo hore iyo kuwo cusub.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xubnaha cusub Baarlamaanka Maamul Goboleedka Puntland ayaa maxkamada sare ku dhaarisay xarunta golaha wakiilada, kadib markii shalay lagu dhowaaqay liiska xildhibaanada cusub. Dhaarinta kadib ayaa mudanayaasha Baarlamaanka Puntland waxaa la siiyay aqoonsigooda. Goobta lagu dhaariyay ayaa waxaa ku sugnaa qaar ka mid ah waxgaradka maamulka Puntland,iyo siyaasiyiin kale. Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ayaa lagu wadaa in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":121569,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-121568","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland oo la dhaariyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanada-baarlamaanka-puntland-oo-la-dhaariyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland oo la dhaariyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xubnaha cusub Baarlamaanka Maamul Goboleedka Puntland ayaa maxkamada sare ku dhaarisay xarunta golaha wakiilada, kadib markii shalay lagu dhowaaqay liiska xildhibaanada cusub. Dhaarinta kadib ayaa mudanayaasha Baarlamaanka Puntland waxaa la siiyay aqoonsigooda. Goobta lagu dhaariyay ayaa waxaa ku sugnaa qaar ka mid ah waxgaradka maamulka Puntland,iyo siyaasiyiin kale. Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ayaa lagu wadaa in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanada-baarlamaanka-puntland-oo-la-dhaariyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-01T10:25:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/FB_IMG_15463317123792.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"540\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanada-baarlamaanka-puntland-oo-la-dhaariyay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanada-baarlamaanka-puntland-oo-la-dhaariyay\/\",\"name\":\"Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland oo la dhaariyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanada-baarlamaanka-puntland-oo-la-dhaariyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanada-baarlamaanka-puntland-oo-la-dhaariyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/FB_IMG_15463317123792.jpg\",\"datePublished\":\"2019-01-01T10:25:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanada-baarlamaanka-puntland-oo-la-dhaariyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanada-baarlamaanka-puntland-oo-la-dhaariyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanada-baarlamaanka-puntland-oo-la-dhaariyay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/FB_IMG_15463317123792.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/FB_IMG_15463317123792.jpg\",\"width\":720,\"height\":540},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanada-baarlamaanka-puntland-oo-la-dhaariyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland oo la dhaariyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland oo la dhaariyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanada-baarlamaanka-puntland-oo-la-dhaariyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland oo la dhaariyay - Wardoon","og_description":"Xubnaha cusub Baarlamaanka Maamul Goboleedka Puntland ayaa maxkamada sare ku dhaarisay xarunta golaha wakiilada, kadib markii shalay lagu dhowaaqay liiska xildhibaanada cusub. Dhaarinta kadib ayaa mudanayaasha Baarlamaanka Puntland waxaa la siiyay aqoonsigooda. Goobta lagu dhaariyay ayaa waxaa ku sugnaa qaar ka mid ah waxgaradka maamulka Puntland,iyo siyaasiyiin kale. Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ayaa lagu wadaa in [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanada-baarlamaanka-puntland-oo-la-dhaariyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-01T10:25:39+00:00","og_image":[{"width":720,"height":540,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/FB_IMG_15463317123792.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanada-baarlamaanka-puntland-oo-la-dhaariyay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanada-baarlamaanka-puntland-oo-la-dhaariyay\/","name":"Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland oo la dhaariyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanada-baarlamaanka-puntland-oo-la-dhaariyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanada-baarlamaanka-puntland-oo-la-dhaariyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/FB_IMG_15463317123792.jpg","datePublished":"2019-01-01T10:25:39+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanada-baarlamaanka-puntland-oo-la-dhaariyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanada-baarlamaanka-puntland-oo-la-dhaariyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanada-baarlamaanka-puntland-oo-la-dhaariyay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/FB_IMG_15463317123792.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/FB_IMG_15463317123792.jpg","width":720,"height":540},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanada-baarlamaanka-puntland-oo-la-dhaariyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland oo la dhaariyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/121568"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=121568"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/121568\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":121570,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/121568\/revisions\/121570"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/121569"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=121568"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=121568"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=121568"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}