{"id":121725,"date":"2019-01-03T13:11:59","date_gmt":"2019-01-03T11:11:59","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=121725"},"modified":"2019-01-03T13:11:59","modified_gmt":"2019-01-03T11:11:59","slug":"gabar-soomaali-ah-oo-loo-dhaariyay-xubinnimada-golaha-deegaanka-magaalada-leuven-ee-dalka-belgium","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabar-soomaali-ah-oo-loo-dhaariyay-xubinnimada-golaha-deegaanka-magaalada-leuven-ee-dalka-belgium\/","title":{"rendered":"Gabar Soomaali ah oo loo dhaariyay xubinnimada Golaha Deegaanka magaalada Leuven ee dalka Belgium"},"content":{"rendered":"<p>Sahra Maxamed Khalif oo ah gabar Soomaaliyeed 21 jir ah ayaa si rasmi ah uga mid noqoneysa xubnaha Golaha deegaanka magaalada Leuven ee dalka Belgium kadib markii loo dhaariyay xilkan.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysay taariikhda dalka Beligium oo shaqsi ka soo jeeda dalka Soomaaliya loo doorto xil.<\/p>\n<p>Waxaa ay ka soo gashay golaha deegaanka xisbiga u janjeera garab bidix ee loo yaqaano Belgian Socialist Party (SPA) oo ka mid ah axsaabta ugu waaweyn dalka Belgiumka.<\/p>\n<p>Waxaa ay dhigataa Jaamacadda magalaada Leuven gaar ahaan culuumta adduunka (International Studies) ayaa ah shaqsi mustaqbla wanaagsan ku leh siyaasadda dalka Belgium.<\/p>\n<p>Dhaarinteeda waxaa siweyn u soo dhaweeyay Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Belgium-ka oo siweyn ula socday guusheeda, sidoo kale waxaa ku farxay guusha ay gaartay Sahra labadeeda waalid.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sahra Maxamed Khalif oo ah gabar Soomaaliyeed 21 jir ah ayaa si rasmi ah uga mid noqoneysa xubnaha Golaha deegaanka magaalada Leuven ee dalka Belgium kadib markii loo dhaariyay xilkan. Waa markii ugu horeysay taariikhda dalka Beligium oo shaqsi ka soo jeeda dalka Soomaaliya loo doorto xil. Waxaa ay ka soo gashay golaha deegaanka xisbiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":121726,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-121725","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Gabar Soomaali ah oo loo dhaariyay xubinnimada Golaha Deegaanka magaalada Leuven ee dalka Belgium - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabar-soomaali-ah-oo-loo-dhaariyay-xubinnimada-golaha-deegaanka-magaalada-leuven-ee-dalka-belgium\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Gabar Soomaali ah oo loo dhaariyay xubinnimada Golaha Deegaanka magaalada Leuven ee dalka Belgium - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Sahra Maxamed Khalif oo ah gabar Soomaaliyeed 21 jir ah ayaa si rasmi ah uga mid noqoneysa xubnaha Golaha deegaanka magaalada Leuven ee dalka Belgium kadib markii loo dhaariyay xilkan. Waa markii ugu horeysay taariikhda dalka Beligium oo shaqsi ka soo jeeda dalka Soomaaliya loo doorto xil. Waxaa ay ka soo gashay golaha deegaanka xisbiga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabar-soomaali-ah-oo-loo-dhaariyay-xubinnimada-golaha-deegaanka-magaalada-leuven-ee-dalka-belgium\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-03T11:11:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/sahra.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"439\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabar-soomaali-ah-oo-loo-dhaariyay-xubinnimada-golaha-deegaanka-magaalada-leuven-ee-dalka-belgium\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabar-soomaali-ah-oo-loo-dhaariyay-xubinnimada-golaha-deegaanka-magaalada-leuven-ee-dalka-belgium\/\",\"name\":\"Gabar Soomaali ah oo loo dhaariyay xubinnimada Golaha Deegaanka magaalada Leuven ee dalka Belgium - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabar-soomaali-ah-oo-loo-dhaariyay-xubinnimada-golaha-deegaanka-magaalada-leuven-ee-dalka-belgium\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabar-soomaali-ah-oo-loo-dhaariyay-xubinnimada-golaha-deegaanka-magaalada-leuven-ee-dalka-belgium\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/sahra.jpg\",\"datePublished\":\"2019-01-03T11:11:59+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabar-soomaali-ah-oo-loo-dhaariyay-xubinnimada-golaha-deegaanka-magaalada-leuven-ee-dalka-belgium\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabar-soomaali-ah-oo-loo-dhaariyay-xubinnimada-golaha-deegaanka-magaalada-leuven-ee-dalka-belgium\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabar-soomaali-ah-oo-loo-dhaariyay-xubinnimada-golaha-deegaanka-magaalada-leuven-ee-dalka-belgium\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/sahra.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/sahra.jpg\",\"width\":660,\"height\":439},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabar-soomaali-ah-oo-loo-dhaariyay-xubinnimada-golaha-deegaanka-magaalada-leuven-ee-dalka-belgium\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Gabar Soomaali ah oo loo dhaariyay xubinnimada Golaha Deegaanka magaalada Leuven ee dalka Belgium\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Gabar Soomaali ah oo loo dhaariyay xubinnimada Golaha Deegaanka magaalada Leuven ee dalka Belgium - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabar-soomaali-ah-oo-loo-dhaariyay-xubinnimada-golaha-deegaanka-magaalada-leuven-ee-dalka-belgium\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Gabar Soomaali ah oo loo dhaariyay xubinnimada Golaha Deegaanka magaalada Leuven ee dalka Belgium - Wardoon","og_description":"Sahra Maxamed Khalif oo ah gabar Soomaaliyeed 21 jir ah ayaa si rasmi ah uga mid noqoneysa xubnaha Golaha deegaanka magaalada Leuven ee dalka Belgium kadib markii loo dhaariyay xilkan. Waa markii ugu horeysay taariikhda dalka Beligium oo shaqsi ka soo jeeda dalka Soomaaliya loo doorto xil. Waxaa ay ka soo gashay golaha deegaanka xisbiga [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabar-soomaali-ah-oo-loo-dhaariyay-xubinnimada-golaha-deegaanka-magaalada-leuven-ee-dalka-belgium\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-03T11:11:59+00:00","og_image":[{"width":660,"height":439,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/sahra.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabar-soomaali-ah-oo-loo-dhaariyay-xubinnimada-golaha-deegaanka-magaalada-leuven-ee-dalka-belgium\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabar-soomaali-ah-oo-loo-dhaariyay-xubinnimada-golaha-deegaanka-magaalada-leuven-ee-dalka-belgium\/","name":"Gabar Soomaali ah oo loo dhaariyay xubinnimada Golaha Deegaanka magaalada Leuven ee dalka Belgium - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabar-soomaali-ah-oo-loo-dhaariyay-xubinnimada-golaha-deegaanka-magaalada-leuven-ee-dalka-belgium\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabar-soomaali-ah-oo-loo-dhaariyay-xubinnimada-golaha-deegaanka-magaalada-leuven-ee-dalka-belgium\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/sahra.jpg","datePublished":"2019-01-03T11:11:59+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabar-soomaali-ah-oo-loo-dhaariyay-xubinnimada-golaha-deegaanka-magaalada-leuven-ee-dalka-belgium\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/gabar-soomaali-ah-oo-loo-dhaariyay-xubinnimada-golaha-deegaanka-magaalada-leuven-ee-dalka-belgium\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabar-soomaali-ah-oo-loo-dhaariyay-xubinnimada-golaha-deegaanka-magaalada-leuven-ee-dalka-belgium\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/sahra.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/sahra.jpg","width":660,"height":439},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabar-soomaali-ah-oo-loo-dhaariyay-xubinnimada-golaha-deegaanka-magaalada-leuven-ee-dalka-belgium\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Gabar Soomaali ah oo loo dhaariyay xubinnimada Golaha Deegaanka magaalada Leuven ee dalka Belgium"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/121725"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=121725"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/121725\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":121727,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/121725\/revisions\/121727"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/121726"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=121725"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=121725"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=121725"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}