{"id":121828,"date":"2019-01-04T21:27:11","date_gmt":"2019-01-04T19:27:11","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=121828"},"modified":"2019-01-04T21:30:34","modified_gmt":"2019-01-04T19:30:34","slug":"antonio-guterres-oo-sheegay-inuu-wakiil-cusub-usoo-magacaabayo-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/antonio-guterres-oo-sheegay-inuu-wakiil-cusub-usoo-magacaabayo-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Ant\u00f3nio Guterres oo sheegay inuu wakiil cusub usoo magacaabayo Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Xoghayaha guud ee QM Ant\u00f3nio Guterres ayaa sheegay inuu ka xun yahay go\u2019aanka dowladda Soomaaliya ay shaaca uga qaaday in wakiilkiisii Soomaaliya Nicholas Haysom aan dalka laga rabin (persona non grata)<\/p>\n<p>Gutteres ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu ku sheegay inuu kalsooni buuxdo ku qabo Mr. Hasyom, oo uu ku tilmaamay nin khibrad leh oo goobaha adeegga dadweynaha ee caalamka aad looga xushmeeyo, kuwaasi oo uu kasoo qabtay xilal kala duwan.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in xeerka persona non grata uusan qaban shaqaalaha QM.<\/p>\n<p>Waxa uu yiri \u201cSida ku cad xeerka 1961 ee Vienna, kuna saabsan xiriirada diblomaasiyeed, waxaa persona non grata isku adeegsan kara laba waddan, sidaas darteed QM ma ahan waddan\u201d<\/p>\n<p>Waxa uu intaas ku daray \u201csidaas oo jirta, haddana waxaa xoghayaha guud ee QM ahaan iga go\u2019an xaqiijinta baahiyada dadka Soomaalida, oo ah shaqada hormuudka u ah xafiiska QM ee Soomaaliya. UNSOM waxay u baahan tahay inay sii waddo shaqadeeda taageeridda Soomaalida\u201d<\/p>\n<p>\u201cSidaas darteed waxaan soo magacaabayaa wakiilka cusub oo madax ka noqon doona xafiiska QM ee Soomaaliya ee UNSOM, sida ugu dhaqsiyaha badan\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Xoghayaha guud ee QM ayaa sheegay inay ka go\u2019an tahay caawimaadda dadka Soomaaliya, iyo dadaallada ay ku gaarayaan nabad, xasilooni iyo baraare.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.channelnewsasia.com\/news\/world\/un-chief-regrets-somalia-envoy-expulsion--will-send-replacement-11087618\"><span style=\"color: #0000ff;\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xoghayaha guud ee QM Ant\u00f3nio Guterres ayaa sheegay inuu ka xun yahay go\u2019aanka dowladda Soomaaliya ay shaaca uga qaaday in wakiilkiisii Soomaaliya Nicholas Haysom aan dalka laga rabin (persona non grata) Gutteres ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu ku sheegay inuu kalsooni buuxdo ku qabo Mr. Hasyom, oo uu ku tilmaamay nin khibrad leh [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":121829,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-121828","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ant\u00f3nio Guterres oo sheegay inuu wakiil cusub usoo magacaabayo Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/antonio-guterres-oo-sheegay-inuu-wakiil-cusub-usoo-magacaabayo-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ant\u00f3nio Guterres oo sheegay inuu wakiil cusub usoo magacaabayo Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xoghayaha guud ee QM Ant\u00f3nio Guterres ayaa sheegay inuu ka xun yahay go\u2019aanka dowladda Soomaaliya ay shaaca uga qaaday in wakiilkiisii Soomaaliya Nicholas Haysom aan dalka laga rabin (persona non grata) Gutteres ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu ku sheegay inuu kalsooni buuxdo ku qabo Mr. Hasyom, oo uu ku tilmaamay nin khibrad leh [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/antonio-guterres-oo-sheegay-inuu-wakiil-cusub-usoo-magacaabayo-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-04T19:27:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-01-04T19:30:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/United-Nations-Next-S_Horo-e1475725312634-1024x640.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/antonio-guterres-oo-sheegay-inuu-wakiil-cusub-usoo-magacaabayo-soomaaliya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/antonio-guterres-oo-sheegay-inuu-wakiil-cusub-usoo-magacaabayo-soomaaliya\/\",\"name\":\"Ant\u00f3nio Guterres oo sheegay inuu wakiil cusub usoo magacaabayo Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/antonio-guterres-oo-sheegay-inuu-wakiil-cusub-usoo-magacaabayo-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/antonio-guterres-oo-sheegay-inuu-wakiil-cusub-usoo-magacaabayo-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/United-Nations-Next-S_Horo-e1475725312634-1024x640.jpg\",\"datePublished\":\"2019-01-04T19:27:11+00:00\",\"dateModified\":\"2019-01-04T19:30:34+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/antonio-guterres-oo-sheegay-inuu-wakiil-cusub-usoo-magacaabayo-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/antonio-guterres-oo-sheegay-inuu-wakiil-cusub-usoo-magacaabayo-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/antonio-guterres-oo-sheegay-inuu-wakiil-cusub-usoo-magacaabayo-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/United-Nations-Next-S_Horo-e1475725312634-1024x640.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/United-Nations-Next-S_Horo-e1475725312634-1024x640.jpg\",\"width\":1024,\"height\":640},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/antonio-guterres-oo-sheegay-inuu-wakiil-cusub-usoo-magacaabayo-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ant\u00f3nio Guterres oo sheegay inuu wakiil cusub usoo magacaabayo Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ant\u00f3nio Guterres oo sheegay inuu wakiil cusub usoo magacaabayo Soomaaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/antonio-guterres-oo-sheegay-inuu-wakiil-cusub-usoo-magacaabayo-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ant\u00f3nio Guterres oo sheegay inuu wakiil cusub usoo magacaabayo Soomaaliya - Wardoon","og_description":"Xoghayaha guud ee QM Ant\u00f3nio Guterres ayaa sheegay inuu ka xun yahay go\u2019aanka dowladda Soomaaliya ay shaaca uga qaaday in wakiilkiisii Soomaaliya Nicholas Haysom aan dalka laga rabin (persona non grata) Gutteres ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu ku sheegay inuu kalsooni buuxdo ku qabo Mr. Hasyom, oo uu ku tilmaamay nin khibrad leh [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/antonio-guterres-oo-sheegay-inuu-wakiil-cusub-usoo-magacaabayo-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-04T19:27:11+00:00","article_modified_time":"2019-01-04T19:30:34+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":640,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/United-Nations-Next-S_Horo-e1475725312634-1024x640.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/antonio-guterres-oo-sheegay-inuu-wakiil-cusub-usoo-magacaabayo-soomaaliya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/antonio-guterres-oo-sheegay-inuu-wakiil-cusub-usoo-magacaabayo-soomaaliya\/","name":"Ant\u00f3nio Guterres oo sheegay inuu wakiil cusub usoo magacaabayo Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/antonio-guterres-oo-sheegay-inuu-wakiil-cusub-usoo-magacaabayo-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/antonio-guterres-oo-sheegay-inuu-wakiil-cusub-usoo-magacaabayo-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/United-Nations-Next-S_Horo-e1475725312634-1024x640.jpg","datePublished":"2019-01-04T19:27:11+00:00","dateModified":"2019-01-04T19:30:34+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/antonio-guterres-oo-sheegay-inuu-wakiil-cusub-usoo-magacaabayo-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/antonio-guterres-oo-sheegay-inuu-wakiil-cusub-usoo-magacaabayo-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/antonio-guterres-oo-sheegay-inuu-wakiil-cusub-usoo-magacaabayo-soomaaliya\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/United-Nations-Next-S_Horo-e1475725312634-1024x640.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/United-Nations-Next-S_Horo-e1475725312634-1024x640.jpg","width":1024,"height":640},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/antonio-guterres-oo-sheegay-inuu-wakiil-cusub-usoo-magacaabayo-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ant\u00f3nio Guterres oo sheegay inuu wakiil cusub usoo magacaabayo Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/121828"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=121828"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/121828\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":121832,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/121828\/revisions\/121832"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/121829"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=121828"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=121828"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=121828"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}