{"id":121848,"date":"2019-01-05T12:31:33","date_gmt":"2019-01-05T10:31:33","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=121848"},"modified":"2019-01-05T12:31:33","modified_gmt":"2019-01-05T10:31:33","slug":"yuusuf-garaad-xoghayaha-guud-wuxuu-u-yeelay-dowladda-soomaaliya-sida-ay-dalbatay-ma-ahan-inay-dowladdu-is-mahdiso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-garaad-xoghayaha-guud-wuxuu-u-yeelay-dowladda-soomaaliya-sida-ay-dalbatay-ma-ahan-inay-dowladdu-is-mahdiso\/","title":{"rendered":"Yuusuf Garaad \u201cXoghayaha Guud wuxuu u yeelay dowladda Soomaaliya sida ay dalbatay, ma ahan inay dowladdu is mahdiso\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Yuusuf Garaad ayaa ka hadlay go\u2019aankii dowladda Soomaaliya ka qaadatay Wakiilkii Qaramada Midoobey u qaabilsanaa Soomaaliya Nicholas Haysom ee ahaa in aan laga rabin dalka, kana sii shaqeyn karin.<\/p>\n<p>Yuusuf Garaad ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook ayaa sheegay in Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres uu u yeelay sida ay Soomaaliya dalbatay oo ahaa in laga beddelo Haysom.<\/p>\n<p>Hase ahaatee Yuusuf Garaad ayaa sheegay in taas bedelkeed aan loo baahneyn in dowladda Soomaaliya ay is mahadiso, taasoo ugala jeeday go\u2019aankeeda iyo sida ay rabtay inuu u meel maray.<\/p>\n<p>\u201cXoghayaha Guud ee Qarammada Midoobay, Ant\u00f3nio Guterres, go\u2019aanka uu ka qaatay dalabkii Soomaaliya waa mid la dhihi karo wuxuu Dowladda Soomaaliya u yeelay sida ay dalbatay oo ah in laga beddelo Ergeygiisa Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee QM, inkasta oo aan la cayimin goorta. Ma ahan Dowladdu in ay is mahadiso\u201dayuu yiri Yuusuf Garaad.<\/p>\n<p>Yuusuf Garaad ayaa sheegay in loo baahan yahay in saameynta arrintaas ka dhalan karto in loo diyaar garoobo lana maareeyo.<\/p>\n<p>\u201cSaameynta uu arrinkani yeelan karo ama aan is leeyahay wuu yeelan doonaa, aan filayana in aanay soo daahi doonin ayaa u baahan in loo diyaar garoobo lana maareeyo\u201dayuu hadalkiisa ku sii daray.<\/p>\n<p>Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay go\u2019aanka dowladda Soomaaliya dalka uga eriday, una adeegsatay erayga (Persona Non Grata), taasoo aanay aheyn in loo adeegsado shaqaalaha Qaramada Midoobey, maadaama aanay Qaramada Midoobey aheyn dal, diblomaasiyiinteedana u baahneyn aqoonsi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Yuusuf Garaad ayaa ka hadlay go\u2019aankii dowladda Soomaaliya ka qaadatay Wakiilkii Qaramada Midoobey u qaabilsanaa Soomaaliya Nicholas Haysom ee ahaa in aan laga rabin dalka, kana sii shaqeyn karin. Yuusuf Garaad ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook ayaa sheegay in Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres uu u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":121849,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-121848","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Yuusuf Garaad \u201cXoghayaha Guud wuxuu u yeelay dowladda Soomaaliya sida ay dalbatay, ma ahan inay dowladdu is mahdiso\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-garaad-xoghayaha-guud-wuxuu-u-yeelay-dowladda-soomaaliya-sida-ay-dalbatay-ma-ahan-inay-dowladdu-is-mahdiso\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Yuusuf Garaad \u201cXoghayaha Guud wuxuu u yeelay dowladda Soomaaliya sida ay dalbatay, ma ahan inay dowladdu is mahdiso\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Yuusuf Garaad ayaa ka hadlay go\u2019aankii dowladda Soomaaliya ka qaadatay Wakiilkii Qaramada Midoobey u qaabilsanaa Soomaaliya Nicholas Haysom ee ahaa in aan laga rabin dalka, kana sii shaqeyn karin. Yuusuf Garaad ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook ayaa sheegay in Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres uu u [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-garaad-xoghayaha-guud-wuxuu-u-yeelay-dowladda-soomaaliya-sida-ay-dalbatay-ma-ahan-inay-dowladdu-is-mahdiso\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-05T10:31:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/index.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"275\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"183\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-garaad-xoghayaha-guud-wuxuu-u-yeelay-dowladda-soomaaliya-sida-ay-dalbatay-ma-ahan-inay-dowladdu-is-mahdiso\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-garaad-xoghayaha-guud-wuxuu-u-yeelay-dowladda-soomaaliya-sida-ay-dalbatay-ma-ahan-inay-dowladdu-is-mahdiso\/\",\"name\":\"Yuusuf Garaad \u201cXoghayaha Guud wuxuu u yeelay dowladda Soomaaliya sida ay dalbatay, ma ahan inay dowladdu is mahdiso\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-garaad-xoghayaha-guud-wuxuu-u-yeelay-dowladda-soomaaliya-sida-ay-dalbatay-ma-ahan-inay-dowladdu-is-mahdiso\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-garaad-xoghayaha-guud-wuxuu-u-yeelay-dowladda-soomaaliya-sida-ay-dalbatay-ma-ahan-inay-dowladdu-is-mahdiso\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/index.jpg\",\"datePublished\":\"2019-01-05T10:31:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-garaad-xoghayaha-guud-wuxuu-u-yeelay-dowladda-soomaaliya-sida-ay-dalbatay-ma-ahan-inay-dowladdu-is-mahdiso\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-garaad-xoghayaha-guud-wuxuu-u-yeelay-dowladda-soomaaliya-sida-ay-dalbatay-ma-ahan-inay-dowladdu-is-mahdiso\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-garaad-xoghayaha-guud-wuxuu-u-yeelay-dowladda-soomaaliya-sida-ay-dalbatay-ma-ahan-inay-dowladdu-is-mahdiso\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/index.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/index.jpg\",\"width\":275,\"height\":183},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-garaad-xoghayaha-guud-wuxuu-u-yeelay-dowladda-soomaaliya-sida-ay-dalbatay-ma-ahan-inay-dowladdu-is-mahdiso\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Yuusuf Garaad \u201cXoghayaha Guud wuxuu u yeelay dowladda Soomaaliya sida ay dalbatay, ma ahan inay dowladdu is mahdiso\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Yuusuf Garaad \u201cXoghayaha Guud wuxuu u yeelay dowladda Soomaaliya sida ay dalbatay, ma ahan inay dowladdu is mahdiso\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-garaad-xoghayaha-guud-wuxuu-u-yeelay-dowladda-soomaaliya-sida-ay-dalbatay-ma-ahan-inay-dowladdu-is-mahdiso\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Yuusuf Garaad \u201cXoghayaha Guud wuxuu u yeelay dowladda Soomaaliya sida ay dalbatay, ma ahan inay dowladdu is mahdiso\u201d - Wardoon","og_description":"Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Yuusuf Garaad ayaa ka hadlay go\u2019aankii dowladda Soomaaliya ka qaadatay Wakiilkii Qaramada Midoobey u qaabilsanaa Soomaaliya Nicholas Haysom ee ahaa in aan laga rabin dalka, kana sii shaqeyn karin. Yuusuf Garaad ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook ayaa sheegay in Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres uu u [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-garaad-xoghayaha-guud-wuxuu-u-yeelay-dowladda-soomaaliya-sida-ay-dalbatay-ma-ahan-inay-dowladdu-is-mahdiso\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-05T10:31:33+00:00","og_image":[{"width":275,"height":183,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/index.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-garaad-xoghayaha-guud-wuxuu-u-yeelay-dowladda-soomaaliya-sida-ay-dalbatay-ma-ahan-inay-dowladdu-is-mahdiso\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-garaad-xoghayaha-guud-wuxuu-u-yeelay-dowladda-soomaaliya-sida-ay-dalbatay-ma-ahan-inay-dowladdu-is-mahdiso\/","name":"Yuusuf Garaad \u201cXoghayaha Guud wuxuu u yeelay dowladda Soomaaliya sida ay dalbatay, ma ahan inay dowladdu is mahdiso\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-garaad-xoghayaha-guud-wuxuu-u-yeelay-dowladda-soomaaliya-sida-ay-dalbatay-ma-ahan-inay-dowladdu-is-mahdiso\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-garaad-xoghayaha-guud-wuxuu-u-yeelay-dowladda-soomaaliya-sida-ay-dalbatay-ma-ahan-inay-dowladdu-is-mahdiso\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/index.jpg","datePublished":"2019-01-05T10:31:33+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-garaad-xoghayaha-guud-wuxuu-u-yeelay-dowladda-soomaaliya-sida-ay-dalbatay-ma-ahan-inay-dowladdu-is-mahdiso\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-garaad-xoghayaha-guud-wuxuu-u-yeelay-dowladda-soomaaliya-sida-ay-dalbatay-ma-ahan-inay-dowladdu-is-mahdiso\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-garaad-xoghayaha-guud-wuxuu-u-yeelay-dowladda-soomaaliya-sida-ay-dalbatay-ma-ahan-inay-dowladdu-is-mahdiso\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/index.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/index.jpg","width":275,"height":183},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-garaad-xoghayaha-guud-wuxuu-u-yeelay-dowladda-soomaaliya-sida-ay-dalbatay-ma-ahan-inay-dowladdu-is-mahdiso\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Yuusuf Garaad \u201cXoghayaha Guud wuxuu u yeelay dowladda Soomaaliya sida ay dalbatay, ma ahan inay dowladdu is mahdiso\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/121848"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=121848"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/121848\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":121850,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/121848\/revisions\/121850"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/121849"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=121848"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=121848"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=121848"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}