{"id":121871,"date":"2019-01-06T11:51:27","date_gmt":"2019-01-06T09:51:27","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=121871"},"modified":"2019-01-06T11:51:27","modified_gmt":"2019-01-06T09:51:27","slug":"wasiiro-iyo-xildhibaano-oo-loo-diiday-inay-tagaan-garowe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-iyo-xildhibaano-oo-loo-diiday-inay-tagaan-garowe\/","title":{"rendered":"Wasiiro iyo Xildhibaano oo loo diiday inay tagaan Garowe"},"content":{"rendered":"<p>Wararka laga helayo garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa sheegaya in wafdi Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan dowladda Federaalka ay ku xayiran yihiin garoonka, iyagoo sugaya ogolaansho ay ugu kicitimaan magaalada Garowe, kaddib markii Maamulka Puntland uu amar ka soo saaray in aanay deegaanada imaan karin mas\u2019uuliyiinta dowladda Federaalka inta lagu guda jiro doorashada Puntland.<\/p>\n<p>Sida wararku sheegayaan dadaalo ay wadeen Isimada Puntland iyo Madaxweynihii hore Puntland C\/raxmaan Faroole oo ah Senator ka tirsan aqalka Sare oo u ololeynayay inay Garowe tagaan Mas\u2019uuliyiinta dowladda.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in Madaxweynaha waqtigiisa dhamaanaya C\/weli Gaas uu diiday inay Garowe ka soo degaan Mas\u2019uuliyiinta dowladda Federaalka, si aysan u faragelin doorashada dhaceysa maalinta Talaadada ee soo socota oo taariikhda ku beegan 8 January.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta dowladda ee la qorsheynayay inay tagaan Garowe ayaa waxaa ku jira Wasiirka Arrimaha Dibadda Axmed Ciise Cawad, Wasiiru dowlaha Maaliyadda Maxamuud Xayir iyo Mas\u2019uuliyiin kale oo ka soo jeeda Puntland.<\/p>\n<p>Todobaadkii hore waxaa ka degay magaalada Garowe Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka oo laga soo doorto Puntland, kuwaasoo aanan ku jirin xubnaha Wasaaradda Amniga Puntland amarka ka soo saartay.<\/p>\n<p>Ciidamo fara badan ayaa la dhigay waddooyinka magaalada Garowe, iyadoo si weyn loo adkeeyay ammaanka garoonka diyaaradaha Gen. Maxamed Abshir, waxaana amar lagu bixiyay diyaarad ka timaada magaalada Muqdisho oo ay la socdaan Mas\u2019uuliyiinta dowladda aysan ka soo degi karin garoonka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka laga helayo garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa sheegaya in wafdi Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan dowladda Federaalka ay ku xayiran yihiin garoonka, iyagoo sugaya ogolaansho ay ugu kicitimaan magaalada Garowe, kaddib markii Maamulka Puntland uu amar ka soo saaray in aanay deegaanada imaan karin mas\u2019uuliyiinta dowladda Federaalka inta lagu guda jiro doorashada Puntland. Sida wararku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":121872,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-121871","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiiro iyo Xildhibaano oo loo diiday inay tagaan Garowe - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-iyo-xildhibaano-oo-loo-diiday-inay-tagaan-garowe\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiiro iyo Xildhibaano oo loo diiday inay tagaan Garowe - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka laga helayo garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa sheegaya in wafdi Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan dowladda Federaalka ay ku xayiran yihiin garoonka, iyagoo sugaya ogolaansho ay ugu kicitimaan magaalada Garowe, kaddib markii Maamulka Puntland uu amar ka soo saaray in aanay deegaanada imaan karin mas\u2019uuliyiinta dowladda Federaalka inta lagu guda jiro doorashada Puntland. Sida wararku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-iyo-xildhibaano-oo-loo-diiday-inay-tagaan-garowe\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-06T09:51:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/big.gif\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"845\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/gif\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-iyo-xildhibaano-oo-loo-diiday-inay-tagaan-garowe\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-iyo-xildhibaano-oo-loo-diiday-inay-tagaan-garowe\/\",\"name\":\"Wasiiro iyo Xildhibaano oo loo diiday inay tagaan Garowe - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-iyo-xildhibaano-oo-loo-diiday-inay-tagaan-garowe\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-iyo-xildhibaano-oo-loo-diiday-inay-tagaan-garowe\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/big.gif\",\"datePublished\":\"2019-01-06T09:51:27+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-iyo-xildhibaano-oo-loo-diiday-inay-tagaan-garowe\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-iyo-xildhibaano-oo-loo-diiday-inay-tagaan-garowe\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-iyo-xildhibaano-oo-loo-diiday-inay-tagaan-garowe\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/big.gif\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/big.gif\",\"width\":845,\"height\":1024},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-iyo-xildhibaano-oo-loo-diiday-inay-tagaan-garowe\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiiro iyo Xildhibaano oo loo diiday inay tagaan Garowe\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiiro iyo Xildhibaano oo loo diiday inay tagaan Garowe - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-iyo-xildhibaano-oo-loo-diiday-inay-tagaan-garowe\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiiro iyo Xildhibaano oo loo diiday inay tagaan Garowe - Wardoon","og_description":"Wararka laga helayo garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa sheegaya in wafdi Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan dowladda Federaalka ay ku xayiran yihiin garoonka, iyagoo sugaya ogolaansho ay ugu kicitimaan magaalada Garowe, kaddib markii Maamulka Puntland uu amar ka soo saaray in aanay deegaanada imaan karin mas\u2019uuliyiinta dowladda Federaalka inta lagu guda jiro doorashada Puntland. Sida wararku [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-iyo-xildhibaano-oo-loo-diiday-inay-tagaan-garowe\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-06T09:51:27+00:00","og_image":[{"width":845,"height":1024,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/big.gif","type":"image\/gif"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-iyo-xildhibaano-oo-loo-diiday-inay-tagaan-garowe\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-iyo-xildhibaano-oo-loo-diiday-inay-tagaan-garowe\/","name":"Wasiiro iyo Xildhibaano oo loo diiday inay tagaan Garowe - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-iyo-xildhibaano-oo-loo-diiday-inay-tagaan-garowe\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-iyo-xildhibaano-oo-loo-diiday-inay-tagaan-garowe\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/big.gif","datePublished":"2019-01-06T09:51:27+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-iyo-xildhibaano-oo-loo-diiday-inay-tagaan-garowe\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-iyo-xildhibaano-oo-loo-diiday-inay-tagaan-garowe\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-iyo-xildhibaano-oo-loo-diiday-inay-tagaan-garowe\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/big.gif","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/big.gif","width":845,"height":1024},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiro-iyo-xildhibaano-oo-loo-diiday-inay-tagaan-garowe\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiiro iyo Xildhibaano oo loo diiday inay tagaan Garowe"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/121871"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=121871"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/121871\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":121873,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/121871\/revisions\/121873"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/121872"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=121871"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=121871"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=121871"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}