{"id":121874,"date":"2019-01-06T11:55:17","date_gmt":"2019-01-06T09:55:17","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=121874"},"modified":"2019-01-06T11:56:41","modified_gmt":"2019-01-06T09:56:41","slug":"xildhibaan-c-fataax-farmaajo-wuxuu-wadaa-aargoos-siyaasadeed-video","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-c-fataax-farmaajo-wuxuu-wadaa-aargoos-siyaasadeed-video\/","title":{"rendered":"Xildhibaan C\/fataax \u201cFarmaajo wuxuu wadaa aargoosi siyaasadeed \u201d+VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaan C\/fataax Ismaaciil Daahir oo ka mid ah Xisbiga UPD ayaa sheegay in hab dhaqanka dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo uu yahay hab dhaqan ku saleysan aar-goosi.<\/p>\n<p>Khudbad uu shalay ka jeediyay Munaasabad uu Xisbiga Xarun ku furanayay ayuu sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu aargoosi ku wado cid alla cidii ka qeyb gashay Heshiiskii Kampala Accord ee sababay inuu isaga casilo xilkii Ra\u2019iisul Wasaare sanadkii 2011.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa rabaa inaan xuso hab dhaqanka dowladda hadda talada heysa, hab dhaqankaas wuxuu ku saleysan yahay aargoosi, qofkii maalin dowladda wax ka sheegay in isaga oo dhan labo gibil lagala boodo, waxaa rabaa in hab dhaqankaas la bedelo oo sharciga lagu soo noqdo\u201dayuu yiri Xildhibaan C\/fataax Ismaaciil Daahir.<\/p>\n<p>Xildhibaanka oo sii hadlayay ayaa yiri \u201cWaxaa marqaati u ah Madaxweyne Farmaajo qof kasta oo Heshiiskii Kampala Accord ka qeyb geliyay in laga aargoosto, budkii wuxuu ku dhacay Wakiilkii Qaramada Midoobey Mr Haysom oo saddex bil ka badan dalka aan joogin, hadda waxaa haray Sheekh Shariif iyo Yoweri Museveni dadka laga aargoosanayo, koley war uma hayo waxa lagaga aargoosanayo ayaga inoo sheegi doono\u201dayuu yiri<\/p>\n<p>Heshiiskii Kampala Accord ee sanadkii 2011 ayaa waxaa qeyb ka ahaa Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Qaramada Midoobey oo xilligaas uu hoggaaminayay Wakiilkooda Soomaaliya Mahiga, Shariif Xasan Sheekh Aadan oo xilligaas ahaa Guddoomiyaha Baarlamaanka, waxaana Madaxweyne Maxamed C\/llaahi Farmaajo oo berrigaas ahaa Ra\u2019iisul Wasaare inuu isku casilay heshiiska ka dhashay Kampala Accord.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/8Ud6FlFjOJI\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan C\/fataax Ismaaciil Daahir oo ka mid ah Xisbiga UPD ayaa sheegay in hab dhaqanka dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo uu yahay hab dhaqan ku saleysan aar-goosi. Khudbad uu shalay ka jeediyay Munaasabad uu Xisbiga Xarun ku furanayay ayuu sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu aargoosi ku wado cid alla cidii ka qeyb gashay Heshiiskii Kampala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":121875,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-121874","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xildhibaan C\/fataax \u201cFarmaajo wuxuu wadaa aargoosi siyaasadeed \u201d+VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-c-fataax-farmaajo-wuxuu-wadaa-aargoos-siyaasadeed-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xildhibaan C\/fataax \u201cFarmaajo wuxuu wadaa aargoosi siyaasadeed \u201d+VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan C\/fataax Ismaaciil Daahir oo ka mid ah Xisbiga UPD ayaa sheegay in hab dhaqanka dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo uu yahay hab dhaqan ku saleysan aar-goosi. Khudbad uu shalay ka jeediyay Munaasabad uu Xisbiga Xarun ku furanayay ayuu sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu aargoosi ku wado cid alla cidii ka qeyb gashay Heshiiskii Kampala [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-c-fataax-farmaajo-wuxuu-wadaa-aargoos-siyaasadeed-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-06T09:55:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-01-06T09:56:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Skjermbilde-3.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1030\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"635\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-c-fataax-farmaajo-wuxuu-wadaa-aargoos-siyaasadeed-video\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-c-fataax-farmaajo-wuxuu-wadaa-aargoos-siyaasadeed-video\/\",\"name\":\"Xildhibaan C\/fataax \u201cFarmaajo wuxuu wadaa aargoosi siyaasadeed \u201d+VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-c-fataax-farmaajo-wuxuu-wadaa-aargoos-siyaasadeed-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-c-fataax-farmaajo-wuxuu-wadaa-aargoos-siyaasadeed-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Skjermbilde-3.png\",\"datePublished\":\"2019-01-06T09:55:17+00:00\",\"dateModified\":\"2019-01-06T09:56:41+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-c-fataax-farmaajo-wuxuu-wadaa-aargoos-siyaasadeed-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-c-fataax-farmaajo-wuxuu-wadaa-aargoos-siyaasadeed-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-c-fataax-farmaajo-wuxuu-wadaa-aargoos-siyaasadeed-video\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Skjermbilde-3.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Skjermbilde-3.png\",\"width\":1030,\"height\":635},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-c-fataax-farmaajo-wuxuu-wadaa-aargoos-siyaasadeed-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xildhibaan C\/fataax \u201cFarmaajo wuxuu wadaa aargoosi siyaasadeed \u201d+VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xildhibaan C\/fataax \u201cFarmaajo wuxuu wadaa aargoosi siyaasadeed \u201d+VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-c-fataax-farmaajo-wuxuu-wadaa-aargoos-siyaasadeed-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xildhibaan C\/fataax \u201cFarmaajo wuxuu wadaa aargoosi siyaasadeed \u201d+VIDEO - Wardoon","og_description":"Xildhibaan C\/fataax Ismaaciil Daahir oo ka mid ah Xisbiga UPD ayaa sheegay in hab dhaqanka dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo uu yahay hab dhaqan ku saleysan aar-goosi. Khudbad uu shalay ka jeediyay Munaasabad uu Xisbiga Xarun ku furanayay ayuu sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu aargoosi ku wado cid alla cidii ka qeyb gashay Heshiiskii Kampala [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-c-fataax-farmaajo-wuxuu-wadaa-aargoos-siyaasadeed-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-06T09:55:17+00:00","article_modified_time":"2019-01-06T09:56:41+00:00","og_image":[{"width":1030,"height":635,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Skjermbilde-3.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-c-fataax-farmaajo-wuxuu-wadaa-aargoos-siyaasadeed-video\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-c-fataax-farmaajo-wuxuu-wadaa-aargoos-siyaasadeed-video\/","name":"Xildhibaan C\/fataax \u201cFarmaajo wuxuu wadaa aargoosi siyaasadeed \u201d+VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-c-fataax-farmaajo-wuxuu-wadaa-aargoos-siyaasadeed-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-c-fataax-farmaajo-wuxuu-wadaa-aargoos-siyaasadeed-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Skjermbilde-3.png","datePublished":"2019-01-06T09:55:17+00:00","dateModified":"2019-01-06T09:56:41+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-c-fataax-farmaajo-wuxuu-wadaa-aargoos-siyaasadeed-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-c-fataax-farmaajo-wuxuu-wadaa-aargoos-siyaasadeed-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-c-fataax-farmaajo-wuxuu-wadaa-aargoos-siyaasadeed-video\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Skjermbilde-3.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Skjermbilde-3.png","width":1030,"height":635},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-c-fataax-farmaajo-wuxuu-wadaa-aargoos-siyaasadeed-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xildhibaan C\/fataax \u201cFarmaajo wuxuu wadaa aargoosi siyaasadeed \u201d+VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/121874"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=121874"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/121874\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":121878,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/121874\/revisions\/121878"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/121875"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=121874"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=121874"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=121874"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}