{"id":121882,"date":"2019-01-06T20:07:42","date_gmt":"2019-01-06T18:07:42","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=121882"},"modified":"2019-01-06T20:07:42","modified_gmt":"2019-01-06T18:07:42","slug":"akhriso-liiska-musharaxiinta-madaxweynaha-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-oo-la-shaaciyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-liiska-musharaxiinta-madaxweynaha-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-oo-la-shaaciyey\/","title":{"rendered":"(Akhriso) Liiska Musharaxiinta Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo la shaaciyey"},"content":{"rendered":"<p>Guddiga doorashada Madaxweynaha Puntland oo haatan soo geba-gabeeyay diiwaan-gelinta murashixiinta, ayaa shaaciyay magacyada murashixiinta la diiwaan geliyey ee buuxiyay shuruudaha.<\/p>\n<p>Sida uu sheegay guddiga 21 murashax madaxweyne iyo 11 murashax madaxweyne ku xigeen ayaa si rasmi ah loo diiwaan geliyey kuwaasoo buuxiyay shuruudaha ku cad habraaca doorashada.<\/p>\n<p>Diiwaan-gelinta oo soo bilaabatay shalay ayaa ku ekeyd galabta 4:00pm.<\/p>\n<p>Maalinta berri ah oo Isniin ah ayaa waxaa bilaabanaya, khudbad jeedinta murashixiinta diiwaan-geshan, iyadoo qofkiiba la siin doono 15 daqiiqo oo uu ku soo koobi doono barnaamijkiisa siyaasadeed.<\/p>\n<p>Doorashada Madaxweynaha cusub ee Puntland ayaa dhaceysa Maalinta Talaadada ee ku beegan 8-da Janaayo 2019, waxaana wareegga labaad u soo gudbi doona saddexda murashax ee ugu codadka badan, halka wareega saddexaad ay ku tartami doonaan labada musharax ee ugu codka bata, iyagoo ku kala bixi doona cod hal dheeri ah.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka akhriso liiska Musharaxiinta<\/strong><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/2-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-121883\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/2-1.jpg\" alt=\"\" width=\"644\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/2-1.jpg 644w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/2-1-201x300.jpg 201w\" sizes=\"(max-width: 644px) 100vw, 644px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga doorashada Madaxweynaha Puntland oo haatan soo geba-gabeeyay diiwaan-gelinta murashixiinta, ayaa shaaciyay magacyada murashixiinta la diiwaan geliyey ee buuxiyay shuruudaha. Sida uu sheegay guddiga 21 murashax madaxweyne iyo 11 murashax madaxweyne ku xigeen ayaa si rasmi ah loo diiwaan geliyey kuwaasoo buuxiyay shuruudaha ku cad habraaca doorashada. Diiwaan-gelinta oo soo bilaabatay shalay ayaa ku ekeyd [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":121884,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-121882","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>(Akhriso) Liiska Musharaxiinta Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo la shaaciyey - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-liiska-musharaxiinta-madaxweynaha-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-oo-la-shaaciyey\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"(Akhriso) Liiska Musharaxiinta Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo la shaaciyey - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddiga doorashada Madaxweynaha Puntland oo haatan soo geba-gabeeyay diiwaan-gelinta murashixiinta, ayaa shaaciyay magacyada murashixiinta la diiwaan geliyey ee buuxiyay shuruudaha. Sida uu sheegay guddiga 21 murashax madaxweyne iyo 11 murashax madaxweyne ku xigeen ayaa si rasmi ah loo diiwaan geliyey kuwaasoo buuxiyay shuruudaha ku cad habraaca doorashada. Diiwaan-gelinta oo soo bilaabatay shalay ayaa ku ekeyd [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-liiska-musharaxiinta-madaxweynaha-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-oo-la-shaaciyey\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-06T18:07:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/puntland..jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"400\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"300\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-liiska-musharaxiinta-madaxweynaha-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-oo-la-shaaciyey\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-liiska-musharaxiinta-madaxweynaha-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-oo-la-shaaciyey\/\",\"name\":\"(Akhriso) Liiska Musharaxiinta Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo la shaaciyey - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-liiska-musharaxiinta-madaxweynaha-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-oo-la-shaaciyey\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-liiska-musharaxiinta-madaxweynaha-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-oo-la-shaaciyey\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/puntland..jpg\",\"datePublished\":\"2019-01-06T18:07:42+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-liiska-musharaxiinta-madaxweynaha-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-oo-la-shaaciyey\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-liiska-musharaxiinta-madaxweynaha-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-oo-la-shaaciyey\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-liiska-musharaxiinta-madaxweynaha-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-oo-la-shaaciyey\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/puntland..jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/puntland..jpg\",\"width\":400,\"height\":300},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-liiska-musharaxiinta-madaxweynaha-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-oo-la-shaaciyey\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"(Akhriso) Liiska Musharaxiinta Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo la shaaciyey\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"(Akhriso) Liiska Musharaxiinta Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo la shaaciyey - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-liiska-musharaxiinta-madaxweynaha-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-oo-la-shaaciyey\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"(Akhriso) Liiska Musharaxiinta Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo la shaaciyey - Wardoon","og_description":"Guddiga doorashada Madaxweynaha Puntland oo haatan soo geba-gabeeyay diiwaan-gelinta murashixiinta, ayaa shaaciyay magacyada murashixiinta la diiwaan geliyey ee buuxiyay shuruudaha. Sida uu sheegay guddiga 21 murashax madaxweyne iyo 11 murashax madaxweyne ku xigeen ayaa si rasmi ah loo diiwaan geliyey kuwaasoo buuxiyay shuruudaha ku cad habraaca doorashada. Diiwaan-gelinta oo soo bilaabatay shalay ayaa ku ekeyd [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-liiska-musharaxiinta-madaxweynaha-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-oo-la-shaaciyey\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-06T18:07:42+00:00","og_image":[{"width":400,"height":300,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/puntland..jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-liiska-musharaxiinta-madaxweynaha-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-oo-la-shaaciyey\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-liiska-musharaxiinta-madaxweynaha-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-oo-la-shaaciyey\/","name":"(Akhriso) Liiska Musharaxiinta Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo la shaaciyey - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-liiska-musharaxiinta-madaxweynaha-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-oo-la-shaaciyey\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-liiska-musharaxiinta-madaxweynaha-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-oo-la-shaaciyey\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/puntland..jpg","datePublished":"2019-01-06T18:07:42+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-liiska-musharaxiinta-madaxweynaha-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-oo-la-shaaciyey\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-liiska-musharaxiinta-madaxweynaha-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-oo-la-shaaciyey\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-liiska-musharaxiinta-madaxweynaha-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-oo-la-shaaciyey\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/puntland..jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/puntland..jpg","width":400,"height":300},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-liiska-musharaxiinta-madaxweynaha-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-oo-la-shaaciyey\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"(Akhriso) Liiska Musharaxiinta Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo la shaaciyey"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/121882"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=121882"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/121882\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":121885,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/121882\/revisions\/121885"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/121884"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=121882"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=121882"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=121882"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}