{"id":122128,"date":"2019-01-12T22:34:04","date_gmt":"2019-01-12T20:34:04","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=122128"},"modified":"2019-01-12T22:34:04","modified_gmt":"2019-01-12T20:34:04","slug":"daawobaarlamaanka-oo-kaliya-ayaa-xilka-iga-qaadi-kara","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawobaarlamaanka-oo-kaliya-ayaa-xilka-iga-qaadi-kara\/","title":{"rendered":"DAAWO:\u201cBaarlamaanka oo kaliya ayaa xilka iga qaadi kara\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiye ku xigeenka guddiga doorashada Sayid Cali Sheekh ayaa ku tilmaamay qalad xil ka qaadis ay ku sameeyeen guddiga doorashooyinka Qaranka.<\/p>\n<p>Shir jaraa\u2019id oo uu maanta ugaga hadlay xilka qaadista lagu sameeyay ayuu ku tilmaamay mid qalad ah oo hannaanka loo maray xilka qaadistiisa ay tahay sharci darro.<\/p>\n<p>\u201cXubnaha guddiga waxa ansixiyay oo u codeeyay baarlamaanka xubin kasta si la mid ah doorashada Madaxweynaha Federalka Soomaaliya,ayna sidoo kale Golaha Wasiirada ay ansixiyeen.\u201dayuu yiri Sayid Cali Sheekh oo ahaa guddoomiye ku xigeenka Guddiga Doorashada Qaran.<\/p>\n<p>Sayid Cali Sheekh ayaa shirka jaraa\u2019id ku sheegay in aysan xilka ka qaadi karin Guddiga Doorashada isagoo xusay in guddiga ay xubno ka yihiin sagaal xubnood.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan diyaar u ahay in aan hortago baarlamaanka isla markaana aan ka hor cadeeyo in guddiga doorashada uu yahay mid ay qaladaad badan ka dhex jiraan ayna hay\u2019adaha caalamiga ah sida USAID ka warqabaan.\u201dayuu yiri Sayid Cali oo xubno ka mid ah guddiga doorashadu ku sheegay inay xilka ka qaadeen.<\/p>\n<p>Waxa uu xusay Sayid Cali in dhawaanahaanba guddiga doorashooyinka uu ka dhex jiray khilaaf xarga goostay, ayna gudoomiyaha guddiga ay u horseeday guddigaasi fashil iyo ceeb.<br \/>\nGuddoomiye ku xigeenka guddiga doorashada ayaa sheegay in guddiga dhexdiisa ay ka jirto kaligii talisnimo,musuqmaasuq iyo nin jecleysi.<\/p>\n<p>Khilaafka ka soo if baxay Guddiga Doorashada Qaran ayaa dhabarjab waxa ay u keeni kartaa hannaanka geedi socodka doorashooyinka qof iyo cod oo la qorsheeyay in dalka Soomaaliya ay ka dhacdo.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/phuofRFi5sk\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiye ku xigeenka guddiga doorashada Sayid Cali Sheekh ayaa ku tilmaamay qalad xil ka qaadis ay ku sameeyeen guddiga doorashooyinka Qaranka. Shir jaraa\u2019id oo uu maanta ugaga hadlay xilka qaadista lagu sameeyay ayuu ku tilmaamay mid qalad ah oo hannaanka loo maray xilka qaadistiisa ay tahay sharci darro. \u201cXubnaha guddiga waxa ansixiyay oo u codeeyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":122129,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-122128","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:\u201cBaarlamaanka oo kaliya ayaa xilka iga qaadi kara\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawobaarlamaanka-oo-kaliya-ayaa-xilka-iga-qaadi-kara\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:\u201cBaarlamaanka oo kaliya ayaa xilka iga qaadi kara\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiye ku xigeenka guddiga doorashada Sayid Cali Sheekh ayaa ku tilmaamay qalad xil ka qaadis ay ku sameeyeen guddiga doorashooyinka Qaranka. Shir jaraa\u2019id oo uu maanta ugaga hadlay xilka qaadista lagu sameeyay ayuu ku tilmaamay mid qalad ah oo hannaanka loo maray xilka qaadistiisa ay tahay sharci darro. \u201cXubnaha guddiga waxa ansixiyay oo u codeeyay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawobaarlamaanka-oo-kaliya-ayaa-xilka-iga-qaadi-kara\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-12T20:34:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Skjermbilde-14.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"845\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"630\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawobaarlamaanka-oo-kaliya-ayaa-xilka-iga-qaadi-kara\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawobaarlamaanka-oo-kaliya-ayaa-xilka-iga-qaadi-kara\/\",\"name\":\"DAAWO:\u201cBaarlamaanka oo kaliya ayaa xilka iga qaadi kara\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawobaarlamaanka-oo-kaliya-ayaa-xilka-iga-qaadi-kara\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawobaarlamaanka-oo-kaliya-ayaa-xilka-iga-qaadi-kara\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Skjermbilde-14.png\",\"datePublished\":\"2019-01-12T20:34:04+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawobaarlamaanka-oo-kaliya-ayaa-xilka-iga-qaadi-kara\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawobaarlamaanka-oo-kaliya-ayaa-xilka-iga-qaadi-kara\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawobaarlamaanka-oo-kaliya-ayaa-xilka-iga-qaadi-kara\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Skjermbilde-14.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Skjermbilde-14.png\",\"width\":845,\"height\":630},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawobaarlamaanka-oo-kaliya-ayaa-xilka-iga-qaadi-kara\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:\u201cBaarlamaanka oo kaliya ayaa xilka iga qaadi kara\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:\u201cBaarlamaanka oo kaliya ayaa xilka iga qaadi kara\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawobaarlamaanka-oo-kaliya-ayaa-xilka-iga-qaadi-kara\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:\u201cBaarlamaanka oo kaliya ayaa xilka iga qaadi kara\u201d - Wardoon","og_description":"Guddoomiye ku xigeenka guddiga doorashada Sayid Cali Sheekh ayaa ku tilmaamay qalad xil ka qaadis ay ku sameeyeen guddiga doorashooyinka Qaranka. Shir jaraa\u2019id oo uu maanta ugaga hadlay xilka qaadista lagu sameeyay ayuu ku tilmaamay mid qalad ah oo hannaanka loo maray xilka qaadistiisa ay tahay sharci darro. \u201cXubnaha guddiga waxa ansixiyay oo u codeeyay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawobaarlamaanka-oo-kaliya-ayaa-xilka-iga-qaadi-kara\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-12T20:34:04+00:00","og_image":[{"width":845,"height":630,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Skjermbilde-14.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawobaarlamaanka-oo-kaliya-ayaa-xilka-iga-qaadi-kara\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawobaarlamaanka-oo-kaliya-ayaa-xilka-iga-qaadi-kara\/","name":"DAAWO:\u201cBaarlamaanka oo kaliya ayaa xilka iga qaadi kara\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawobaarlamaanka-oo-kaliya-ayaa-xilka-iga-qaadi-kara\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawobaarlamaanka-oo-kaliya-ayaa-xilka-iga-qaadi-kara\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Skjermbilde-14.png","datePublished":"2019-01-12T20:34:04+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawobaarlamaanka-oo-kaliya-ayaa-xilka-iga-qaadi-kara\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawobaarlamaanka-oo-kaliya-ayaa-xilka-iga-qaadi-kara\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawobaarlamaanka-oo-kaliya-ayaa-xilka-iga-qaadi-kara\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Skjermbilde-14.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Skjermbilde-14.png","width":845,"height":630},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawobaarlamaanka-oo-kaliya-ayaa-xilka-iga-qaadi-kara\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:\u201cBaarlamaanka oo kaliya ayaa xilka iga qaadi kara\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122128"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=122128"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122128\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":122130,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122128\/revisions\/122130"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/122129"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=122128"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=122128"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=122128"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}