{"id":122196,"date":"2019-01-14T19:48:03","date_gmt":"2019-01-14T17:48:03","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=122196"},"modified":"2019-01-14T19:48:03","modified_gmt":"2019-01-14T17:48:03","slug":"deni-oo-mamnuucay-lacagtii-shilin-soomaaliga-ee-puntland-ay-daabici-jirtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-mamnuucay-lacagtii-shilin-soomaaliga-ee-puntland-ay-daabici-jirtay\/","title":{"rendered":"Deni oo mamnuucay lacagtii shilin Soomaaliga ee Puntland ay daabici jirtay"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta markii uu la wareegay xilka madaxweynaha Puntland kadib wuxuu soo saaray qoraal uu ku mamnuucayo daabacaada lacagta Shilling Soomaaliga.<\/p>\n<p>Qoraalka kasoo baxay xafiiska madaxweynaha Puntland ayaa lagu sheegay inaan Puntland gabi ahaanba lagu daabici karin lacag Shilin Somali ah.<\/p>\n<p>Wasaarada Maaliyadda iyo taliska ciidamada booliska Puntland ayaa lagu wargeliyay inay dhaqan geliyaan ka hor taga daabacaada lacagta Shilin Soomaaliga.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/ko-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-122197\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/ko-1.jpg\" alt=\"\" width=\"678\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/ko-1.jpg 678w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/ko-1-212x300.jpg 212w\" sizes=\"(max-width: 678px) 100vw, 678px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta markii uu la wareegay xilka madaxweynaha Puntland kadib wuxuu soo saaray qoraal uu ku mamnuucayo daabacaada lacagta Shilling Soomaaliga. Qoraalka kasoo baxay xafiiska madaxweynaha Puntland ayaa lagu sheegay inaan Puntland gabi ahaanba lagu daabici karin lacag Shilin Somali ah. Wasaarada Maaliyadda iyo taliska ciidamada booliska Puntland [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":122140,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-122196","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Deni oo mamnuucay lacagtii shilin Soomaaliga ee Puntland ay daabici jirtay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-mamnuucay-lacagtii-shilin-soomaaliga-ee-puntland-ay-daabici-jirtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Deni oo mamnuucay lacagtii shilin Soomaaliga ee Puntland ay daabici jirtay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta markii uu la wareegay xilka madaxweynaha Puntland kadib wuxuu soo saaray qoraal uu ku mamnuucayo daabacaada lacagta Shilling Soomaaliga. Qoraalka kasoo baxay xafiiska madaxweynaha Puntland ayaa lagu sheegay inaan Puntland gabi ahaanba lagu daabici karin lacag Shilin Somali ah. Wasaarada Maaliyadda iyo taliska ciidamada booliska Puntland [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-mamnuucay-lacagtii-shilin-soomaaliga-ee-puntland-ay-daabici-jirtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-14T17:48:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/images.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"271\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"186\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-mamnuucay-lacagtii-shilin-soomaaliga-ee-puntland-ay-daabici-jirtay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-mamnuucay-lacagtii-shilin-soomaaliga-ee-puntland-ay-daabici-jirtay\/\",\"name\":\"Deni oo mamnuucay lacagtii shilin Soomaaliga ee Puntland ay daabici jirtay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-mamnuucay-lacagtii-shilin-soomaaliga-ee-puntland-ay-daabici-jirtay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-mamnuucay-lacagtii-shilin-soomaaliga-ee-puntland-ay-daabici-jirtay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/images.jpg\",\"datePublished\":\"2019-01-14T17:48:03+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-mamnuucay-lacagtii-shilin-soomaaliga-ee-puntland-ay-daabici-jirtay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-mamnuucay-lacagtii-shilin-soomaaliga-ee-puntland-ay-daabici-jirtay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-mamnuucay-lacagtii-shilin-soomaaliga-ee-puntland-ay-daabici-jirtay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/images.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/images.jpg\",\"width\":271,\"height\":186},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-mamnuucay-lacagtii-shilin-soomaaliga-ee-puntland-ay-daabici-jirtay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Deni oo mamnuucay lacagtii shilin Soomaaliga ee Puntland ay daabici jirtay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Deni oo mamnuucay lacagtii shilin Soomaaliga ee Puntland ay daabici jirtay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-mamnuucay-lacagtii-shilin-soomaaliga-ee-puntland-ay-daabici-jirtay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Deni oo mamnuucay lacagtii shilin Soomaaliga ee Puntland ay daabici jirtay - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta markii uu la wareegay xilka madaxweynaha Puntland kadib wuxuu soo saaray qoraal uu ku mamnuucayo daabacaada lacagta Shilling Soomaaliga. Qoraalka kasoo baxay xafiiska madaxweynaha Puntland ayaa lagu sheegay inaan Puntland gabi ahaanba lagu daabici karin lacag Shilin Somali ah. Wasaarada Maaliyadda iyo taliska ciidamada booliska Puntland [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-mamnuucay-lacagtii-shilin-soomaaliga-ee-puntland-ay-daabici-jirtay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-14T17:48:03+00:00","og_image":[{"width":271,"height":186,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/images.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-mamnuucay-lacagtii-shilin-soomaaliga-ee-puntland-ay-daabici-jirtay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-mamnuucay-lacagtii-shilin-soomaaliga-ee-puntland-ay-daabici-jirtay\/","name":"Deni oo mamnuucay lacagtii shilin Soomaaliga ee Puntland ay daabici jirtay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-mamnuucay-lacagtii-shilin-soomaaliga-ee-puntland-ay-daabici-jirtay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-mamnuucay-lacagtii-shilin-soomaaliga-ee-puntland-ay-daabici-jirtay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/images.jpg","datePublished":"2019-01-14T17:48:03+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-mamnuucay-lacagtii-shilin-soomaaliga-ee-puntland-ay-daabici-jirtay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-mamnuucay-lacagtii-shilin-soomaaliga-ee-puntland-ay-daabici-jirtay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-mamnuucay-lacagtii-shilin-soomaaliga-ee-puntland-ay-daabici-jirtay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/images.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/images.jpg","width":271,"height":186},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-mamnuucay-lacagtii-shilin-soomaaliga-ee-puntland-ay-daabici-jirtay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Deni oo mamnuucay lacagtii shilin Soomaaliga ee Puntland ay daabici jirtay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122196"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=122196"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122196\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":122198,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122196\/revisions\/122198"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/122140"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=122196"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=122196"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=122196"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}