{"id":122396,"date":"2019-01-17T14:29:41","date_gmt":"2019-01-17T12:29:41","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=122396"},"modified":"2019-01-17T14:29:41","modified_gmt":"2019-01-17T12:29:41","slug":"maxamed-c-raxmaan-ibraahim-oo-dil-toogasho-lagu-xukumay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-c-raxmaan-ibraahim-oo-dil-toogasho-lagu-xukumay\/","title":{"rendered":"Maxamed C\/raxmaan Ibraahim oo dil toogasho lagu xukumay"},"content":{"rendered":"<p>Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa dil toogasho ku xukuntay Askari ka tirsan ciidanka xoogga dalka oo lagu magacaabo Maxamed C\/raxmaan Ibraahim, kaasoo bishii 10aad ee sanadkii hore dilay Sarkaal Boolis ah oo lagu magacaabi jiray Salaad Xasan Maxamed.<\/p>\n<p>Sarkaalka Booliska ayaa lagu dilay Ex Koontarool Afgooye, waxaana la sheegay in askariga uu si jees jees ah u dilay, iyadoo dhowr jeer oo hore uu handadi jiray.<\/p>\n<p>Askarigan ayaa markii uu falka dilka geystay u baxsaday degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose, halkaasoo dhamaadkii bishii 10aad ay ka soo qabteen Ciidamada Ammaanka.<\/p>\n<p>Ciidamada Amniga ayaa askariga gacan ku dhiiglaha ahaa ku wareejiyay Xafiiska Xeer Ilaalinta Maxkamadda, waxaana 24-kii bishii 12aad ee sanadkii hore bilaabatay dhageysiga dacwadda loo heystay ee dilka aheyd.<\/p>\n<p>Maxkamadeynta Askariga oo muddo todobaadyo qaadatay ayaa lagu soo bandhigay saddex marqaati oo goobjoog ka aheyd dilka uu geystay, iyagoo caddeeyay inuu Maxamed C\/raxmaan Ibraahim uu geystay dil ula kac ah.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Maxkamadda ayaa Ciidamada ayaa dil toogasho ku xukuntay Dable Xoogga dalka Maxamed C\/raxmaan Ibraahim oo ah qisaasta Marxuum Salaad Xasan Maxamed oo ka tirsanaa ciidanka Booliska Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa dil toogasho ku xukuntay Askari ka tirsan ciidanka xoogga dalka oo lagu magacaabo Maxamed C\/raxmaan Ibraahim, kaasoo bishii 10aad ee sanadkii hore dilay Sarkaal Boolis ah oo lagu magacaabi jiray Salaad Xasan Maxamed. Sarkaalka Booliska ayaa lagu dilay Ex Koontarool Afgooye, waxaana la sheegay in askariga uu si jees jees [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":122397,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-122396","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maxamed C\/raxmaan Ibraahim oo dil toogasho lagu xukumay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-c-raxmaan-ibraahim-oo-dil-toogasho-lagu-xukumay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maxamed C\/raxmaan Ibraahim oo dil toogasho lagu xukumay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa dil toogasho ku xukuntay Askari ka tirsan ciidanka xoogga dalka oo lagu magacaabo Maxamed C\/raxmaan Ibraahim, kaasoo bishii 10aad ee sanadkii hore dilay Sarkaal Boolis ah oo lagu magacaabi jiray Salaad Xasan Maxamed. Sarkaalka Booliska ayaa lagu dilay Ex Koontarool Afgooye, waxaana la sheegay in askariga uu si jees jees [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-c-raxmaan-ibraahim-oo-dil-toogasho-lagu-xukumay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-17T12:29:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/abdir.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"427\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-c-raxmaan-ibraahim-oo-dil-toogasho-lagu-xukumay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-c-raxmaan-ibraahim-oo-dil-toogasho-lagu-xukumay\/\",\"name\":\"Maxamed C\/raxmaan Ibraahim oo dil toogasho lagu xukumay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-c-raxmaan-ibraahim-oo-dil-toogasho-lagu-xukumay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-c-raxmaan-ibraahim-oo-dil-toogasho-lagu-xukumay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/abdir.jpg\",\"datePublished\":\"2019-01-17T12:29:41+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-c-raxmaan-ibraahim-oo-dil-toogasho-lagu-xukumay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-c-raxmaan-ibraahim-oo-dil-toogasho-lagu-xukumay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-c-raxmaan-ibraahim-oo-dil-toogasho-lagu-xukumay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/abdir.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/abdir.jpg\",\"width\":640,\"height\":427},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-c-raxmaan-ibraahim-oo-dil-toogasho-lagu-xukumay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maxamed C\/raxmaan Ibraahim oo dil toogasho lagu xukumay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maxamed C\/raxmaan Ibraahim oo dil toogasho lagu xukumay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-c-raxmaan-ibraahim-oo-dil-toogasho-lagu-xukumay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maxamed C\/raxmaan Ibraahim oo dil toogasho lagu xukumay - Wardoon","og_description":"Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa dil toogasho ku xukuntay Askari ka tirsan ciidanka xoogga dalka oo lagu magacaabo Maxamed C\/raxmaan Ibraahim, kaasoo bishii 10aad ee sanadkii hore dilay Sarkaal Boolis ah oo lagu magacaabi jiray Salaad Xasan Maxamed. Sarkaalka Booliska ayaa lagu dilay Ex Koontarool Afgooye, waxaana la sheegay in askariga uu si jees jees [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-c-raxmaan-ibraahim-oo-dil-toogasho-lagu-xukumay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-17T12:29:41+00:00","og_image":[{"width":640,"height":427,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/abdir.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-c-raxmaan-ibraahim-oo-dil-toogasho-lagu-xukumay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-c-raxmaan-ibraahim-oo-dil-toogasho-lagu-xukumay\/","name":"Maxamed C\/raxmaan Ibraahim oo dil toogasho lagu xukumay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-c-raxmaan-ibraahim-oo-dil-toogasho-lagu-xukumay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-c-raxmaan-ibraahim-oo-dil-toogasho-lagu-xukumay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/abdir.jpg","datePublished":"2019-01-17T12:29:41+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-c-raxmaan-ibraahim-oo-dil-toogasho-lagu-xukumay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-c-raxmaan-ibraahim-oo-dil-toogasho-lagu-xukumay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-c-raxmaan-ibraahim-oo-dil-toogasho-lagu-xukumay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/abdir.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/abdir.jpg","width":640,"height":427},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-c-raxmaan-ibraahim-oo-dil-toogasho-lagu-xukumay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maxamed C\/raxmaan Ibraahim oo dil toogasho lagu xukumay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122396"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=122396"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122396\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":122398,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122396\/revisions\/122398"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/122397"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=122396"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=122396"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=122396"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}