{"id":122399,"date":"2019-01-17T14:38:48","date_gmt":"2019-01-17T12:38:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=122399"},"modified":"2019-01-17T14:38:48","modified_gmt":"2019-01-17T12:38:48","slug":"itoobiya-oo-sheegtay-inay-la-dagaallamayso-qaswadayaal-hubeysan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-sheegtay-inay-la-dagaallamayso-qaswadayaal-hubeysan\/","title":{"rendered":"Itoobiya oo sheegtay inay la dagaallamayso qaswadayaal Hubeysan"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Itoobiya ayaa Arbacadii Shalay ahayd sheegtay in ay dagaal kula jirto kooxo Hubeysan oo ay ku tilmaantay cadaw lid ku ah ammaanka, kuwaas oo qalalaasa ka wada Galbeedka Gobolka Oromiya.<\/p>\n<p>Dowladda ayaa meesha ka saartay eedeymo kaga yimid mid ka mid ah Shanta Garab ee Jabhadda OLF, iyagoo xukuumadda ku eedeeyay inay u adeegsatay Diyaarado dagaal oo duqeyn ka geystay degaannadooda.<\/p>\n<p>Af-hayeen u hadashay Dowladda Itoobiya oo lagu Magacaabo, Billene Aster Seyoum, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay hadalka Saraakiisha OLF, waxanay sheegtay in ay Dowladdu ma\u2019uul ka tahay ilaalinta nabad gelyada iyo sugidda amniga Dalka.<\/p>\n<p>Aster Billene, ayaa sheegay in weerarku uu ka dhacay Gobolka Kelem Wollega , halkaas oo ay saldhigyo ku leeyihiin tababarna ku qaataan Jabhadda OLF, waxayna Gaashaanka ku dhufatay wararka sheegaya in ay jiranaan weerarro xagga Hawada ah, balse Diyaaradaha qumaatiga u kaca ay u adeegsadeen in ay ku daabulaan Ciidamada ka qayb galaya soo celinta xasilloonida Gobolkaasi.<\/p>\n<p>Mss; Yosef, ayaa Kooxdan ku eedeeysay in ay geystaan kufsi, boobka , iyo Jid gooyooyin baahsan, taas oo keentay in ay Dad badani ka bara kacaan Gobolka Oromiya iyo degaannada ku dhow, waxanay ugu baaqday in ay Hubka dhigaan Dowladdana la furaan wada hadal.<\/p>\n<p>Tan iyo intii uu Xafiiska la wareegay Ra\u2019iisul wasaare Abiy Axmed, waxay Dowladdiisu dagaal kula jirtay Kooxo Hubeysan oo qayb ka ah Jabhadda OLF oo kaashanaya qas wadayaal abaabulan, kuwaas oo diidaday in ay Debka dhigaan, Dowladdana la furaan heshiis iyo wada hadal.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/uk.reuters.com\/article\/uk-ethiopia-politics\/ethiopia-says-launches-offensive-against-oromo-rebels-idUKKCN1PA2LB\"><span style=\"color: #0000ff;\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Itoobiya ayaa Arbacadii Shalay ahayd sheegtay in ay dagaal kula jirto kooxo Hubeysan oo ay ku tilmaantay cadaw lid ku ah ammaanka, kuwaas oo qalalaasa ka wada Galbeedka Gobolka Oromiya. Dowladda ayaa meesha ka saartay eedeymo kaga yimid mid ka mid ah Shanta Garab ee Jabhadda OLF, iyagoo xukuumadda ku eedeeyay inay u adeegsatay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":122400,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-122399","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Itoobiya oo sheegtay inay la dagaallamayso qaswadayaal Hubeysan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-sheegtay-inay-la-dagaallamayso-qaswadayaal-hubeysan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Itoobiya oo sheegtay inay la dagaallamayso qaswadayaal Hubeysan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Itoobiya ayaa Arbacadii Shalay ahayd sheegtay in ay dagaal kula jirto kooxo Hubeysan oo ay ku tilmaantay cadaw lid ku ah ammaanka, kuwaas oo qalalaasa ka wada Galbeedka Gobolka Oromiya. Dowladda ayaa meesha ka saartay eedeymo kaga yimid mid ka mid ah Shanta Garab ee Jabhadda OLF, iyagoo xukuumadda ku eedeeyay inay u adeegsatay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-sheegtay-inay-la-dagaallamayso-qaswadayaal-hubeysan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-17T12:38:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Skjermbilde-25.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1054\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"690\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-sheegtay-inay-la-dagaallamayso-qaswadayaal-hubeysan\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-sheegtay-inay-la-dagaallamayso-qaswadayaal-hubeysan\/\",\"name\":\"Itoobiya oo sheegtay inay la dagaallamayso qaswadayaal Hubeysan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-sheegtay-inay-la-dagaallamayso-qaswadayaal-hubeysan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-sheegtay-inay-la-dagaallamayso-qaswadayaal-hubeysan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Skjermbilde-25.png\",\"datePublished\":\"2019-01-17T12:38:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-sheegtay-inay-la-dagaallamayso-qaswadayaal-hubeysan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-sheegtay-inay-la-dagaallamayso-qaswadayaal-hubeysan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-sheegtay-inay-la-dagaallamayso-qaswadayaal-hubeysan\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Skjermbilde-25.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Skjermbilde-25.png\",\"width\":1054,\"height\":690},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-sheegtay-inay-la-dagaallamayso-qaswadayaal-hubeysan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Itoobiya oo sheegtay inay la dagaallamayso qaswadayaal Hubeysan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Itoobiya oo sheegtay inay la dagaallamayso qaswadayaal Hubeysan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-sheegtay-inay-la-dagaallamayso-qaswadayaal-hubeysan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Itoobiya oo sheegtay inay la dagaallamayso qaswadayaal Hubeysan - Wardoon","og_description":"Dowladda Itoobiya ayaa Arbacadii Shalay ahayd sheegtay in ay dagaal kula jirto kooxo Hubeysan oo ay ku tilmaantay cadaw lid ku ah ammaanka, kuwaas oo qalalaasa ka wada Galbeedka Gobolka Oromiya. Dowladda ayaa meesha ka saartay eedeymo kaga yimid mid ka mid ah Shanta Garab ee Jabhadda OLF, iyagoo xukuumadda ku eedeeyay inay u adeegsatay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-sheegtay-inay-la-dagaallamayso-qaswadayaal-hubeysan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-17T12:38:48+00:00","og_image":[{"width":1054,"height":690,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Skjermbilde-25.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-sheegtay-inay-la-dagaallamayso-qaswadayaal-hubeysan\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-sheegtay-inay-la-dagaallamayso-qaswadayaal-hubeysan\/","name":"Itoobiya oo sheegtay inay la dagaallamayso qaswadayaal Hubeysan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-sheegtay-inay-la-dagaallamayso-qaswadayaal-hubeysan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-sheegtay-inay-la-dagaallamayso-qaswadayaal-hubeysan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Skjermbilde-25.png","datePublished":"2019-01-17T12:38:48+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-sheegtay-inay-la-dagaallamayso-qaswadayaal-hubeysan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-sheegtay-inay-la-dagaallamayso-qaswadayaal-hubeysan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-sheegtay-inay-la-dagaallamayso-qaswadayaal-hubeysan\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Skjermbilde-25.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Skjermbilde-25.png","width":1054,"height":690},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-sheegtay-inay-la-dagaallamayso-qaswadayaal-hubeysan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Itoobiya oo sheegtay inay la dagaallamayso qaswadayaal Hubeysan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122399"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=122399"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122399\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":122401,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122399\/revisions\/122401"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/122400"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=122399"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=122399"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=122399"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}