{"id":122718,"date":"2019-01-27T12:56:59","date_gmt":"2019-01-27T10:56:59","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=122718"},"modified":"2019-01-27T12:56:59","modified_gmt":"2019-01-27T10:56:59","slug":"madaxweyne-farmaajo-iyo-madaxweynayaasha-dowlad-goboleedyada-oo-shir-uga-socda-garowe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-iyo-madaxweynayaasha-dowlad-goboleedyada-oo-shir-uga-socda-garowe\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada oo shir uga socda Garowe"},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Garowe ayaa sheegaya in Madaxtooyada Garowe uu kulan uga socdo Madaxweynaha dowladda Federaalka Maxamed C\/llaahi Farmaajo iyo Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa ka dambeeyay, kaddib markii Madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid C\/llaahi Deni uu quraac isugu keenay Madaxweynaha dowladda Federaalka iyo Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada.<\/p>\n<p>Xafladii xalay ee caleema saarka Madaxweyne Saciid Deni ayaa inteeda badan looga hadlay sidii meesha looga saari lahaa khilaafka, lana isku cafin lahaa, iyadoo Madaxweyne Farmaajo uu balan-qaaday wada shaqeyn dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa waxaa ku sugan Madaxweynayaasha Galmudug, Jubbaland, Koofur Galbeed, iyo Hirshabeelle, iyadoo la filayo marka uu kulanka soo dhamaado in laga soo saaro war murtiyeed.<\/p>\n<p>Maamul goboleedyada ayaa bishii September ee sanadkii la soo dhaafay hakiyay wada shaqeyntii dowladda Federaalka, waxaana taas ay keentay in khilaafka dowladda Dhexe iyo dowlad Goboleedyada in heerkii ugu xumaa uu gaaro.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Garowe ayaa sheegaya in Madaxtooyada Garowe uu kulan uga socdo Madaxweynaha dowladda Federaalka Maxamed C\/llaahi Farmaajo iyo Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada. Kulankan ayaa ka dambeeyay, kaddib markii Madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid C\/llaahi Deni uu quraac isugu keenay Madaxweynaha dowladda Federaalka iyo Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada. Xafladii xalay ee caleema saarka Madaxweyne Saciid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":122719,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-122718","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada oo shir uga socda Garowe - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-iyo-madaxweynayaasha-dowlad-goboleedyada-oo-shir-uga-socda-garowe\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada oo shir uga socda Garowe - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imaanaya magaalada Garowe ayaa sheegaya in Madaxtooyada Garowe uu kulan uga socdo Madaxweynaha dowladda Federaalka Maxamed C\/llaahi Farmaajo iyo Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada. Kulankan ayaa ka dambeeyay, kaddib markii Madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid C\/llaahi Deni uu quraac isugu keenay Madaxweynaha dowladda Federaalka iyo Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada. Xafladii xalay ee caleema saarka Madaxweyne Saciid [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-iyo-madaxweynayaasha-dowlad-goboleedyada-oo-shir-uga-socda-garowe\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-27T10:56:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/gobo-696x464-100x75.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"100\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"75\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-iyo-madaxweynayaasha-dowlad-goboleedyada-oo-shir-uga-socda-garowe\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-iyo-madaxweynayaasha-dowlad-goboleedyada-oo-shir-uga-socda-garowe\/\",\"name\":\"Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada oo shir uga socda Garowe - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-iyo-madaxweynayaasha-dowlad-goboleedyada-oo-shir-uga-socda-garowe\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-iyo-madaxweynayaasha-dowlad-goboleedyada-oo-shir-uga-socda-garowe\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/gobo-696x464-100x75.jpg\",\"datePublished\":\"2019-01-27T10:56:59+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-iyo-madaxweynayaasha-dowlad-goboleedyada-oo-shir-uga-socda-garowe\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-iyo-madaxweynayaasha-dowlad-goboleedyada-oo-shir-uga-socda-garowe\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-iyo-madaxweynayaasha-dowlad-goboleedyada-oo-shir-uga-socda-garowe\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/gobo-696x464-100x75.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/gobo-696x464-100x75.jpg\",\"width\":100,\"height\":75},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-iyo-madaxweynayaasha-dowlad-goboleedyada-oo-shir-uga-socda-garowe\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada oo shir uga socda Garowe\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada oo shir uga socda Garowe - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-iyo-madaxweynayaasha-dowlad-goboleedyada-oo-shir-uga-socda-garowe\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada oo shir uga socda Garowe - Wardoon","og_description":"Wararka ka imaanaya magaalada Garowe ayaa sheegaya in Madaxtooyada Garowe uu kulan uga socdo Madaxweynaha dowladda Federaalka Maxamed C\/llaahi Farmaajo iyo Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada. Kulankan ayaa ka dambeeyay, kaddib markii Madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid C\/llaahi Deni uu quraac isugu keenay Madaxweynaha dowladda Federaalka iyo Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada. Xafladii xalay ee caleema saarka Madaxweyne Saciid [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-iyo-madaxweynayaasha-dowlad-goboleedyada-oo-shir-uga-socda-garowe\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-27T10:56:59+00:00","og_image":[{"width":100,"height":75,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/gobo-696x464-100x75.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-iyo-madaxweynayaasha-dowlad-goboleedyada-oo-shir-uga-socda-garowe\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-iyo-madaxweynayaasha-dowlad-goboleedyada-oo-shir-uga-socda-garowe\/","name":"Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada oo shir uga socda Garowe - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-iyo-madaxweynayaasha-dowlad-goboleedyada-oo-shir-uga-socda-garowe\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-iyo-madaxweynayaasha-dowlad-goboleedyada-oo-shir-uga-socda-garowe\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/gobo-696x464-100x75.jpg","datePublished":"2019-01-27T10:56:59+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-iyo-madaxweynayaasha-dowlad-goboleedyada-oo-shir-uga-socda-garowe\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-iyo-madaxweynayaasha-dowlad-goboleedyada-oo-shir-uga-socda-garowe\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-iyo-madaxweynayaasha-dowlad-goboleedyada-oo-shir-uga-socda-garowe\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/gobo-696x464-100x75.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/gobo-696x464-100x75.jpg","width":100,"height":75},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-iyo-madaxweynayaasha-dowlad-goboleedyada-oo-shir-uga-socda-garowe\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada oo shir uga socda Garowe"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122718"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=122718"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122718\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":122720,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122718\/revisions\/122720"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/122719"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=122718"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=122718"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=122718"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}