{"id":122721,"date":"2019-01-27T13:19:26","date_gmt":"2019-01-27T11:19:26","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=122721"},"modified":"2019-01-27T13:45:11","modified_gmt":"2019-01-27T11:45:11","slug":"al-shabaab-oo-soo-bandhigay-gaari-beebe-oo-ay-ka-qabsadeen-ciidanka-xoogga-dalka-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-soo-bandhigay-gaari-beebe-oo-ay-ka-qabsadeen-ciidanka-xoogga-dalka-sawirro\/","title":{"rendered":"Al-Shabaab oo soo bandhigay Gaari Beebe oo ay ka qabsadeen Ciidanka xoogga dalka + sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Al-Shabaab ayaa soo bandhigay gaari kuwa gaashaaman oo loo yaqaano Beebaha oo ay isticmaalayeen Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, sida lagu baahiyay baraha Internet-ka ee taageera Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Gaadiidkan oo lahaa calaamada ciidanka xoogga dalka ayay Al-Shabaab sheegtay inay la wareegeen kaddib dagaal ay la galeen Ciidamada dowladda.<\/p>\n<p>Sawirro laga soo qaaday gaarigan beebaha ah ayaa la arkayay, iyadoo ay saaran yihiin dagaalamayaasha Al-Shabaab, isla markaana marayay meelo ka mid ah Gobolka Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<p>Gaadiidka Beebaha ayaa ka mid ahaa tiro gaadiidka gaashaaman oo horay loogu deeqay dowladda Federaalka, waxaana gaadiidkan uu ka mid ahaa kuwo ay isticmaalayeen Ciidanka xoogga dalka qeybta 14 October ee dhowaan la wareegay gacan ku heynta magaalada Marka.<\/p>\n<p>Sidoo kale Al-Shabaab ayaa sheegtay inay la wareegtay saanad ciidan oo dowladda Federaalka ka heshay dowlado shisheeye, sida ay baahisay warbaahinta afkooda ku hadasha.<\/p>\n<p>Al-Shabaab ayaa dhowr jeer oo hore ula wareegay saanad ciidan gaadiid dagaal, hase ahaatee gaadiidka AMISOM ee ay la wareegaan ayay dhowr jeer oo hore gubeen, iyagoo aanay qaadan.<\/p>\n<p>Todobaadyo ka hor ayay aheyd markii Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya lagu wareejiyay gaadiidka gaashaaman oo gaaray lixdameeyo oo ay dowladda Qatar ugu deeqday Soomaaliya.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-122721 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-soo-bandhigay-gaari-beebe-oo-ay-ka-qabsadeen-ciidanka-xoogga-dalka-sawirro\/gaari-gash1-747x420\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"747\" height=\"420\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/gaari-gash1-747x420.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/gaari-gash1-747x420.jpg 747w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/gaari-gash1-747x420-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 747px) 100vw, 747px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-soo-bandhigay-gaari-beebe-oo-ay-ka-qabsadeen-ciidanka-xoogga-dalka-sawirro\/gaari-gash2-747x420\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"747\" height=\"420\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/gaari-gash2-747x420.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/gaari-gash2-747x420.jpg 747w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/gaari-gash2-747x420-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 747px) 100vw, 747px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-soo-bandhigay-gaari-beebe-oo-ay-ka-qabsadeen-ciidanka-xoogga-dalka-sawirro\/gaari-gash3-747x420\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"747\" height=\"420\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/gaari-gash3-747x420.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/gaari-gash3-747x420.jpg 747w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/gaari-gash3-747x420-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 747px) 100vw, 747px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-soo-bandhigay-gaari-beebe-oo-ay-ka-qabsadeen-ciidanka-xoogga-dalka-sawirro\/gaari-gash4-747x420\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"747\" height=\"420\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/gaari-gash4-747x420.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/gaari-gash4-747x420.jpg 747w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/gaari-gash4-747x420-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 747px) 100vw, 747px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-soo-bandhigay-gaari-beebe-oo-ay-ka-qabsadeen-ciidanka-xoogga-dalka-sawirro\/gaari-gash-747x420\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"747\" height=\"420\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/gaari-gash-747x420.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/gaari-gash-747x420.jpg 747w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/gaari-gash-747x420-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 747px) 100vw, 747px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Al-Shabaab ayaa soo bandhigay gaari kuwa gaashaaman oo loo yaqaano Beebaha oo ay isticmaalayeen Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, sida lagu baahiyay baraha Internet-ka ee taageera Al-Shabaab. Gaadiidkan oo lahaa calaamada ciidanka xoogga dalka ayay Al-Shabaab sheegtay inay la wareegeen kaddib dagaal ay la galeen Ciidamada dowladda. Sawirro laga soo qaaday gaarigan beebaha ah ayaa la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":122726,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-122721","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Al-Shabaab oo soo bandhigay Gaari Beebe oo ay ka qabsadeen Ciidanka xoogga dalka + sawirro - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-soo-bandhigay-gaari-beebe-oo-ay-ka-qabsadeen-ciidanka-xoogga-dalka-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Al-Shabaab oo soo bandhigay Gaari Beebe oo ay ka qabsadeen Ciidanka xoogga dalka + sawirro - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Al-Shabaab ayaa soo bandhigay gaari kuwa gaashaaman oo loo yaqaano Beebaha oo ay isticmaalayeen Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, sida lagu baahiyay baraha Internet-ka ee taageera Al-Shabaab. Gaadiidkan oo lahaa calaamada ciidanka xoogga dalka ayay Al-Shabaab sheegtay inay la wareegeen kaddib dagaal ay la galeen Ciidamada dowladda. Sawirro laga soo qaaday gaarigan beebaha ah ayaa la [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-soo-bandhigay-gaari-beebe-oo-ay-ka-qabsadeen-ciidanka-xoogga-dalka-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-27T11:19:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-01-27T11:45:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/gaari-gash-747x420.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"747\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"420\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-soo-bandhigay-gaari-beebe-oo-ay-ka-qabsadeen-ciidanka-xoogga-dalka-sawirro\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-soo-bandhigay-gaari-beebe-oo-ay-ka-qabsadeen-ciidanka-xoogga-dalka-sawirro\/\",\"name\":\"Al-Shabaab oo soo bandhigay Gaari Beebe oo ay ka qabsadeen Ciidanka xoogga dalka + sawirro - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-soo-bandhigay-gaari-beebe-oo-ay-ka-qabsadeen-ciidanka-xoogga-dalka-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-soo-bandhigay-gaari-beebe-oo-ay-ka-qabsadeen-ciidanka-xoogga-dalka-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/gaari-gash-747x420.jpg\",\"datePublished\":\"2019-01-27T11:19:26+00:00\",\"dateModified\":\"2019-01-27T11:45:11+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-soo-bandhigay-gaari-beebe-oo-ay-ka-qabsadeen-ciidanka-xoogga-dalka-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-soo-bandhigay-gaari-beebe-oo-ay-ka-qabsadeen-ciidanka-xoogga-dalka-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-soo-bandhigay-gaari-beebe-oo-ay-ka-qabsadeen-ciidanka-xoogga-dalka-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/gaari-gash-747x420.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/gaari-gash-747x420.jpg\",\"width\":747,\"height\":420},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-soo-bandhigay-gaari-beebe-oo-ay-ka-qabsadeen-ciidanka-xoogga-dalka-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Al-Shabaab oo soo bandhigay Gaari Beebe oo ay ka qabsadeen Ciidanka xoogga dalka + sawirro\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Al-Shabaab oo soo bandhigay Gaari Beebe oo ay ka qabsadeen Ciidanka xoogga dalka + sawirro - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-soo-bandhigay-gaari-beebe-oo-ay-ka-qabsadeen-ciidanka-xoogga-dalka-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Al-Shabaab oo soo bandhigay Gaari Beebe oo ay ka qabsadeen Ciidanka xoogga dalka + sawirro - Wardoon","og_description":"Al-Shabaab ayaa soo bandhigay gaari kuwa gaashaaman oo loo yaqaano Beebaha oo ay isticmaalayeen Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, sida lagu baahiyay baraha Internet-ka ee taageera Al-Shabaab. Gaadiidkan oo lahaa calaamada ciidanka xoogga dalka ayay Al-Shabaab sheegtay inay la wareegeen kaddib dagaal ay la galeen Ciidamada dowladda. Sawirro laga soo qaaday gaarigan beebaha ah ayaa la [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-soo-bandhigay-gaari-beebe-oo-ay-ka-qabsadeen-ciidanka-xoogga-dalka-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-27T11:19:26+00:00","article_modified_time":"2019-01-27T11:45:11+00:00","og_image":[{"width":747,"height":420,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/gaari-gash-747x420.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-soo-bandhigay-gaari-beebe-oo-ay-ka-qabsadeen-ciidanka-xoogga-dalka-sawirro\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-soo-bandhigay-gaari-beebe-oo-ay-ka-qabsadeen-ciidanka-xoogga-dalka-sawirro\/","name":"Al-Shabaab oo soo bandhigay Gaari Beebe oo ay ka qabsadeen Ciidanka xoogga dalka + sawirro - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-soo-bandhigay-gaari-beebe-oo-ay-ka-qabsadeen-ciidanka-xoogga-dalka-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-soo-bandhigay-gaari-beebe-oo-ay-ka-qabsadeen-ciidanka-xoogga-dalka-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/gaari-gash-747x420.jpg","datePublished":"2019-01-27T11:19:26+00:00","dateModified":"2019-01-27T11:45:11+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-soo-bandhigay-gaari-beebe-oo-ay-ka-qabsadeen-ciidanka-xoogga-dalka-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-soo-bandhigay-gaari-beebe-oo-ay-ka-qabsadeen-ciidanka-xoogga-dalka-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-soo-bandhigay-gaari-beebe-oo-ay-ka-qabsadeen-ciidanka-xoogga-dalka-sawirro\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/gaari-gash-747x420.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/gaari-gash-747x420.jpg","width":747,"height":420},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-soo-bandhigay-gaari-beebe-oo-ay-ka-qabsadeen-ciidanka-xoogga-dalka-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Al-Shabaab oo soo bandhigay Gaari Beebe oo ay ka qabsadeen Ciidanka xoogga dalka + sawirro"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122721"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=122721"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122721\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":122727,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122721\/revisions\/122727"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/122726"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=122721"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=122721"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=122721"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}