{"id":122777,"date":"2019-01-28T10:57:53","date_gmt":"2019-01-28T08:57:53","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=122777"},"modified":"2019-01-28T10:57:53","modified_gmt":"2019-01-28T08:57:53","slug":"midowga-yurub-oo-dalka-sacuudi-carabiya-ku-daray-liis-halis-badan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-yurub-oo-dalka-sacuudi-carabiya-ku-daray-liis-halis-badan\/","title":{"rendered":"Midowga Yurub oo dalka Sacuudi Carabiya ku daray liis halis badan"},"content":{"rendered":"<p>Guddiga Midowga Yurub ayaa Sacuudi Carabiya ku daray liis qabyo, oo ah dalalka halista ku ah ururkaas, sababtoo ah, xakameyn la\u2019aanta maal-gelinta argagixisada iyo been xalaalaynta lacagaha.<\/p>\n<p>Sida ay daabacday Reuters, tallaabadan ayaa timid ayada oo uu sii kordhayo cadaadiska caalamiga ah ee Sacuudiga ay kala kulmeen dilka weriye Jamaal Khaashuqji.<\/p>\n<p>Liiskan ayaa waxaa hadda ku jira 16 dal oo ay ka mid yihiin, Iran, Iraq, Syria, Afghanistan, Yemen iyo Korea-da Waqooyi.<\/p>\n<p>Hase yeeshee liiskan ayaa waxaa la cusbooneysiiyey toddobaadkan, ayada oo la eegayo qodobo uu golaha Midowga Yurub diyaarinayey sanaddii 2017. Sacuudiga ayaa ka mid noqday dalal cusub oo liiska lagu daray, sida ay ogaatay Reuters.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta Sacuudiga weli kama aysan jawaabin tallaabada Midowga Yurub.<\/p>\n<p>Tallaabadan ayaa dhaawac xooggan ku ah Riyadh xilli ay isku dayeyso inay dhisto sumcadeeda caalamiga ah, si ay maal-gashtayaasha shisheeyaha ugu dhiiri-geliso inay dalkaas maal-gashtaan, si ay uga madax-banaanaato ku tiirsanaanta shidaalka.<\/p>\n<p>Ka sokow dhaawaca caalamiga ah ee gaaraya, ku daristan liiskan waxa ay adkeyn doontaa macaamilka maaliyadeed ee Sacuudiga iyo bankiyada Midowga Yurub, sababtoo ah hay\u2019adaha Sacuudiga ayaa mari doona hubitaan dheeri ah.<\/p>\n<p>Go\u2019aankan ayaa waxaa la horgeyn doonaa 28-ka dal ee xubnaha ka ah Midowga Yurub toddobaadka soo socda, si ay u ansixiyaan markaasi oo uu sharci noqon doono.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga Midowga Yurub ayaa Sacuudi Carabiya ku daray liis qabyo, oo ah dalalka halista ku ah ururkaas, sababtoo ah, xakameyn la\u2019aanta maal-gelinta argagixisada iyo been xalaalaynta lacagaha. Sida ay daabacday Reuters, tallaabadan ayaa timid ayada oo uu sii kordhayo cadaadiska caalamiga ah ee Sacuudiga ay kala kulmeen dilka weriye Jamaal Khaashuqji. Liiskan ayaa waxaa hadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":122778,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-122777","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Midowga Yurub oo dalka Sacuudi Carabiya ku daray liis halis badan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-yurub-oo-dalka-sacuudi-carabiya-ku-daray-liis-halis-badan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Midowga Yurub oo dalka Sacuudi Carabiya ku daray liis halis badan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddiga Midowga Yurub ayaa Sacuudi Carabiya ku daray liis qabyo, oo ah dalalka halista ku ah ururkaas, sababtoo ah, xakameyn la\u2019aanta maal-gelinta argagixisada iyo been xalaalaynta lacagaha. Sida ay daabacday Reuters, tallaabadan ayaa timid ayada oo uu sii kordhayo cadaadiska caalamiga ah ee Sacuudiga ay kala kulmeen dilka weriye Jamaal Khaashuqji. Liiskan ayaa waxaa hadda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-yurub-oo-dalka-sacuudi-carabiya-ku-daray-liis-halis-badan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-28T08:57:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/index.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"275\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"183\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-yurub-oo-dalka-sacuudi-carabiya-ku-daray-liis-halis-badan\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-yurub-oo-dalka-sacuudi-carabiya-ku-daray-liis-halis-badan\/\",\"name\":\"Midowga Yurub oo dalka Sacuudi Carabiya ku daray liis halis badan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-yurub-oo-dalka-sacuudi-carabiya-ku-daray-liis-halis-badan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-yurub-oo-dalka-sacuudi-carabiya-ku-daray-liis-halis-badan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/index.png\",\"datePublished\":\"2019-01-28T08:57:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-yurub-oo-dalka-sacuudi-carabiya-ku-daray-liis-halis-badan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-yurub-oo-dalka-sacuudi-carabiya-ku-daray-liis-halis-badan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-yurub-oo-dalka-sacuudi-carabiya-ku-daray-liis-halis-badan\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/index.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/index.png\",\"width\":275,\"height\":183},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-yurub-oo-dalka-sacuudi-carabiya-ku-daray-liis-halis-badan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Midowga Yurub oo dalka Sacuudi Carabiya ku daray liis halis badan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Midowga Yurub oo dalka Sacuudi Carabiya ku daray liis halis badan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-yurub-oo-dalka-sacuudi-carabiya-ku-daray-liis-halis-badan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Midowga Yurub oo dalka Sacuudi Carabiya ku daray liis halis badan - Wardoon","og_description":"Guddiga Midowga Yurub ayaa Sacuudi Carabiya ku daray liis qabyo, oo ah dalalka halista ku ah ururkaas, sababtoo ah, xakameyn la\u2019aanta maal-gelinta argagixisada iyo been xalaalaynta lacagaha. Sida ay daabacday Reuters, tallaabadan ayaa timid ayada oo uu sii kordhayo cadaadiska caalamiga ah ee Sacuudiga ay kala kulmeen dilka weriye Jamaal Khaashuqji. Liiskan ayaa waxaa hadda [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-yurub-oo-dalka-sacuudi-carabiya-ku-daray-liis-halis-badan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-28T08:57:53+00:00","og_image":[{"width":275,"height":183,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/index.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-yurub-oo-dalka-sacuudi-carabiya-ku-daray-liis-halis-badan\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-yurub-oo-dalka-sacuudi-carabiya-ku-daray-liis-halis-badan\/","name":"Midowga Yurub oo dalka Sacuudi Carabiya ku daray liis halis badan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-yurub-oo-dalka-sacuudi-carabiya-ku-daray-liis-halis-badan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-yurub-oo-dalka-sacuudi-carabiya-ku-daray-liis-halis-badan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/index.png","datePublished":"2019-01-28T08:57:53+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-yurub-oo-dalka-sacuudi-carabiya-ku-daray-liis-halis-badan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-yurub-oo-dalka-sacuudi-carabiya-ku-daray-liis-halis-badan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-yurub-oo-dalka-sacuudi-carabiya-ku-daray-liis-halis-badan\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/index.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/index.png","width":275,"height":183},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-yurub-oo-dalka-sacuudi-carabiya-ku-daray-liis-halis-badan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Midowga Yurub oo dalka Sacuudi Carabiya ku daray liis halis badan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122777"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=122777"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122777\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":122779,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122777\/revisions\/122779"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/122778"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=122777"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=122777"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=122777"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}