{"id":122801,"date":"2019-01-29T08:45:34","date_gmt":"2019-01-29T06:45:34","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=122801"},"modified":"2019-01-29T08:45:34","modified_gmt":"2019-01-29T06:45:34","slug":"dagaal-culus-oo-maalintii-2aad-ka-socda-gobolka-bari-oo-shabaab-daacish-udhaxeeya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-maalintii-2aad-ka-socda-gobolka-bari-oo-shabaab-daacish-udhaxeeya\/","title":{"rendered":"Dagaal Culus Oo Maalintii 2aad Ka Socda Gobolka Bari Oo Shabaab &#038; Daacish Udhaxeeya"},"content":{"rendered":"<p>Dagaal u dhexeeya Al-Shabaab iyo Daacish ayaa wali ka socda degaanka Ceelka Miraale oo qiyaastii 70KM u jira magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga maamulka Puntland.<\/p>\n<p>Sida ay xaqiijiyeen dadka degaanka Xalay rasaas goos goos ah ayaa ka socotay degaankaasi iyo waliba degaano oo maalmihii lasoo dhaafay ay ku dagaallamayeen Al-Shabaab iyo Daacish.<\/p>\n<p>Dadka degaanka ayaa sheegay in ay maqlayan dhawaaqa rasaas socota oo labada dhinac ay is-waydaarsanayeen, inkastoo aysan dhaawac iyo dhimasho midna aan ishoodu qaban.<\/p>\n<p>Al-Shabaab ayaa isku dayaya in Kooxda Daacish ay kala wareeggaan Awoodda degaanada Buuraleyda ah ee ku yaalla gobolka Bari ee maamulka Puntland.<\/p>\n<p>18-kii bishii December ee sanadkii 2018, ayey ahayd markii Al-Shabaab iyo Daacish uu dagaal ku dhex-maray meel aan ka fogayn dhulkan buralayda gobolka Bari ah ee maanta uu daagalku ka dhacay, kadib markii dagaalyahano Al-Shabaab ka mid ah ay ka tageen dhinaca buuraha Galgala oo ay fariisimo ku leeyihiin, iyagoo duulaan ku ah fariisimaha Daacish ay ku leeyihiin buuraha gobolka Bari.<\/p>\n<p>Maamulka Puntland ayaan weli ka hadlin dagaaladan la sheegay in ay u dhexeeyaan Al-Shabaab iyo Daacish. Sidoo kale, Daacish iyo Al-Shabaab ayaan ka hadlin dagaalka, lamana oga sababta dhabta ah ee daalka ka danbaysa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaal u dhexeeya Al-Shabaab iyo Daacish ayaa wali ka socda degaanka Ceelka Miraale oo qiyaastii 70KM u jira magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga maamulka Puntland. Sida ay xaqiijiyeen dadka degaanka Xalay rasaas goos goos ah ayaa ka socotay degaankaasi iyo waliba degaano oo maalmihii lasoo dhaafay ay ku dagaallamayeen Al-Shabaab iyo Daacish. Dadka degaanka ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":122802,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-122801","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dagaal Culus Oo Maalintii 2aad Ka Socda Gobolka Bari Oo Shabaab &amp; Daacish Udhaxeeya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-maalintii-2aad-ka-socda-gobolka-bari-oo-shabaab-daacish-udhaxeeya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dagaal Culus Oo Maalintii 2aad Ka Socda Gobolka Bari Oo Shabaab &amp; Daacish Udhaxeeya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dagaal u dhexeeya Al-Shabaab iyo Daacish ayaa wali ka socda degaanka Ceelka Miraale oo qiyaastii 70KM u jira magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga maamulka Puntland. Sida ay xaqiijiyeen dadka degaanka Xalay rasaas goos goos ah ayaa ka socotay degaankaasi iyo waliba degaano oo maalmihii lasoo dhaafay ay ku dagaallamayeen Al-Shabaab iyo Daacish. Dadka degaanka ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-maalintii-2aad-ka-socda-gobolka-bari-oo-shabaab-daacish-udhaxeeya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-29T06:45:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Daacish-2-696x464.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-maalintii-2aad-ka-socda-gobolka-bari-oo-shabaab-daacish-udhaxeeya\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-maalintii-2aad-ka-socda-gobolka-bari-oo-shabaab-daacish-udhaxeeya\/\",\"name\":\"Dagaal Culus Oo Maalintii 2aad Ka Socda Gobolka Bari Oo Shabaab & Daacish Udhaxeeya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-maalintii-2aad-ka-socda-gobolka-bari-oo-shabaab-daacish-udhaxeeya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-maalintii-2aad-ka-socda-gobolka-bari-oo-shabaab-daacish-udhaxeeya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Daacish-2-696x464.jpg\",\"datePublished\":\"2019-01-29T06:45:34+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-maalintii-2aad-ka-socda-gobolka-bari-oo-shabaab-daacish-udhaxeeya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-maalintii-2aad-ka-socda-gobolka-bari-oo-shabaab-daacish-udhaxeeya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-maalintii-2aad-ka-socda-gobolka-bari-oo-shabaab-daacish-udhaxeeya\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Daacish-2-696x464.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Daacish-2-696x464.jpg\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-maalintii-2aad-ka-socda-gobolka-bari-oo-shabaab-daacish-udhaxeeya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dagaal Culus Oo Maalintii 2aad Ka Socda Gobolka Bari Oo Shabaab &#038; Daacish Udhaxeeya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dagaal Culus Oo Maalintii 2aad Ka Socda Gobolka Bari Oo Shabaab & Daacish Udhaxeeya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-maalintii-2aad-ka-socda-gobolka-bari-oo-shabaab-daacish-udhaxeeya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dagaal Culus Oo Maalintii 2aad Ka Socda Gobolka Bari Oo Shabaab & Daacish Udhaxeeya - Wardoon","og_description":"Dagaal u dhexeeya Al-Shabaab iyo Daacish ayaa wali ka socda degaanka Ceelka Miraale oo qiyaastii 70KM u jira magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga maamulka Puntland. Sida ay xaqiijiyeen dadka degaanka Xalay rasaas goos goos ah ayaa ka socotay degaankaasi iyo waliba degaano oo maalmihii lasoo dhaafay ay ku dagaallamayeen Al-Shabaab iyo Daacish. Dadka degaanka ayaa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-maalintii-2aad-ka-socda-gobolka-bari-oo-shabaab-daacish-udhaxeeya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-29T06:45:34+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Daacish-2-696x464.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-maalintii-2aad-ka-socda-gobolka-bari-oo-shabaab-daacish-udhaxeeya\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-maalintii-2aad-ka-socda-gobolka-bari-oo-shabaab-daacish-udhaxeeya\/","name":"Dagaal Culus Oo Maalintii 2aad Ka Socda Gobolka Bari Oo Shabaab & Daacish Udhaxeeya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-maalintii-2aad-ka-socda-gobolka-bari-oo-shabaab-daacish-udhaxeeya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-maalintii-2aad-ka-socda-gobolka-bari-oo-shabaab-daacish-udhaxeeya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Daacish-2-696x464.jpg","datePublished":"2019-01-29T06:45:34+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-maalintii-2aad-ka-socda-gobolka-bari-oo-shabaab-daacish-udhaxeeya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-maalintii-2aad-ka-socda-gobolka-bari-oo-shabaab-daacish-udhaxeeya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-maalintii-2aad-ka-socda-gobolka-bari-oo-shabaab-daacish-udhaxeeya\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Daacish-2-696x464.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Daacish-2-696x464.jpg","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-maalintii-2aad-ka-socda-gobolka-bari-oo-shabaab-daacish-udhaxeeya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dagaal Culus Oo Maalintii 2aad Ka Socda Gobolka Bari Oo Shabaab &#038; Daacish Udhaxeeya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122801"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=122801"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122801\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":122803,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122801\/revisions\/122803"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/122802"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=122801"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=122801"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=122801"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}