{"id":122853,"date":"2019-01-30T12:17:47","date_gmt":"2019-01-30T10:17:47","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=122853"},"modified":"2019-01-30T12:17:47","modified_gmt":"2019-01-30T10:17:47","slug":"xildhibaan-fowsiyo-yuusuf-oo-si-cajiib-ah-kaga-hadashay-hadalkii-yuweri-musaveni","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fowsiyo-yuusuf-oo-si-cajiib-ah-kaga-hadashay-hadalkii-yuweri-musaveni\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf oo si cajiib ah kaga hadashay hadalkii Yuweri Musaveni"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan, wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa ka hadashay hadalkii kasoo yeeray madaxweynaha dalka Uganda Yuweri Musaveni.<\/p>\n<p>Kadib Qoraal ay soo dhigtay barta Twitter-ka ayaa waxay ku sheegtay in loo baahan yahay in hadalka madaxweynaha dalka Uganda loo qaato canaan oo aan loo qaadan mid dhibaato ku ah dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waxay sheegtay in hadalka kasoo baxay madaxweynaha Uganda aan looga falcelin sidii talaabo looga qaadi lahaa, dalal ama Hay\u2019addo qalad ka galay dalka Soomaaliya, sida ay hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Waxay sheegtay in Uganda ay dhiig u daadisay nabad galyada Soomaaliya, islamarkaana ay wali ilaaliyaan hay\u2019adaha kala duwan ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waxay sheegtay in ciidamada Uganda ee jooga Soomaaliya ay yihiin kuwa ugu badan ee dalka jooga, islamarkaana aan lagu dagdagin jawaabta la siinayo madaxweyne Yuweri Musaveni.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Fowsiya.jpg\"><img decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-122854\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/Fowsiya.jpg\" alt=\"\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan, wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa ka hadashay hadalkii kasoo yeeray madaxweynaha dalka Uganda Yuweri Musaveni. Kadib Qoraal ay soo dhigtay barta Twitter-ka ayaa waxay ku sheegtay in loo baahan yahay in hadalka madaxweynaha dalka Uganda loo qaato canaan oo aan loo qaadan mid dhibaato ku ah dowladda Soomaaliya. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":122855,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-122853","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf oo si cajiib ah kaga hadashay hadalkii Yuweri Musaveni - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fowsiyo-yuusuf-oo-si-cajiib-ah-kaga-hadashay-hadalkii-yuweri-musaveni\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf oo si cajiib ah kaga hadashay hadalkii Yuweri Musaveni - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan, wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa ka hadashay hadalkii kasoo yeeray madaxweynaha dalka Uganda Yuweri Musaveni. Kadib Qoraal ay soo dhigtay barta Twitter-ka ayaa waxay ku sheegtay in loo baahan yahay in hadalka madaxweynaha dalka Uganda loo qaato canaan oo aan loo qaadan mid dhibaato ku ah dowladda Soomaaliya. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fowsiyo-yuusuf-oo-si-cajiib-ah-kaga-hadashay-hadalkii-yuweri-musaveni\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-01-30T10:17:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/IMG_31A457-6F1F16-808EE0-D505CF-0C9AEB-BDA340.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"410\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fowsiyo-yuusuf-oo-si-cajiib-ah-kaga-hadashay-hadalkii-yuweri-musaveni\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fowsiyo-yuusuf-oo-si-cajiib-ah-kaga-hadashay-hadalkii-yuweri-musaveni\/\",\"name\":\"Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf oo si cajiib ah kaga hadashay hadalkii Yuweri Musaveni - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fowsiyo-yuusuf-oo-si-cajiib-ah-kaga-hadashay-hadalkii-yuweri-musaveni\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fowsiyo-yuusuf-oo-si-cajiib-ah-kaga-hadashay-hadalkii-yuweri-musaveni\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/IMG_31A457-6F1F16-808EE0-D505CF-0C9AEB-BDA340.jpg\",\"datePublished\":\"2019-01-30T10:17:47+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fowsiyo-yuusuf-oo-si-cajiib-ah-kaga-hadashay-hadalkii-yuweri-musaveni\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fowsiyo-yuusuf-oo-si-cajiib-ah-kaga-hadashay-hadalkii-yuweri-musaveni\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fowsiyo-yuusuf-oo-si-cajiib-ah-kaga-hadashay-hadalkii-yuweri-musaveni\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/IMG_31A457-6F1F16-808EE0-D505CF-0C9AEB-BDA340.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/IMG_31A457-6F1F16-808EE0-D505CF-0C9AEB-BDA340.jpg\",\"width\":750,\"height\":410},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fowsiyo-yuusuf-oo-si-cajiib-ah-kaga-hadashay-hadalkii-yuweri-musaveni\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf oo si cajiib ah kaga hadashay hadalkii Yuweri Musaveni\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf oo si cajiib ah kaga hadashay hadalkii Yuweri Musaveni - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fowsiyo-yuusuf-oo-si-cajiib-ah-kaga-hadashay-hadalkii-yuweri-musaveni\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf oo si cajiib ah kaga hadashay hadalkii Yuweri Musaveni - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan, wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa ka hadashay hadalkii kasoo yeeray madaxweynaha dalka Uganda Yuweri Musaveni. Kadib Qoraal ay soo dhigtay barta Twitter-ka ayaa waxay ku sheegtay in loo baahan yahay in hadalka madaxweynaha dalka Uganda loo qaato canaan oo aan loo qaadan mid dhibaato ku ah dowladda Soomaaliya. [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fowsiyo-yuusuf-oo-si-cajiib-ah-kaga-hadashay-hadalkii-yuweri-musaveni\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-01-30T10:17:47+00:00","og_image":[{"width":750,"height":410,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/IMG_31A457-6F1F16-808EE0-D505CF-0C9AEB-BDA340.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fowsiyo-yuusuf-oo-si-cajiib-ah-kaga-hadashay-hadalkii-yuweri-musaveni\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fowsiyo-yuusuf-oo-si-cajiib-ah-kaga-hadashay-hadalkii-yuweri-musaveni\/","name":"Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf oo si cajiib ah kaga hadashay hadalkii Yuweri Musaveni - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fowsiyo-yuusuf-oo-si-cajiib-ah-kaga-hadashay-hadalkii-yuweri-musaveni\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fowsiyo-yuusuf-oo-si-cajiib-ah-kaga-hadashay-hadalkii-yuweri-musaveni\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/IMG_31A457-6F1F16-808EE0-D505CF-0C9AEB-BDA340.jpg","datePublished":"2019-01-30T10:17:47+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fowsiyo-yuusuf-oo-si-cajiib-ah-kaga-hadashay-hadalkii-yuweri-musaveni\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fowsiyo-yuusuf-oo-si-cajiib-ah-kaga-hadashay-hadalkii-yuweri-musaveni\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fowsiyo-yuusuf-oo-si-cajiib-ah-kaga-hadashay-hadalkii-yuweri-musaveni\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/IMG_31A457-6F1F16-808EE0-D505CF-0C9AEB-BDA340.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/IMG_31A457-6F1F16-808EE0-D505CF-0C9AEB-BDA340.jpg","width":750,"height":410},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fowsiyo-yuusuf-oo-si-cajiib-ah-kaga-hadashay-hadalkii-yuweri-musaveni\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf oo si cajiib ah kaga hadashay hadalkii Yuweri Musaveni"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122853"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=122853"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122853\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":122856,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122853\/revisions\/122856"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/122855"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=122853"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=122853"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=122853"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}