{"id":123393,"date":"2019-02-16T11:02:15","date_gmt":"2019-02-16T09:02:15","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=123393"},"modified":"2019-02-16T11:02:15","modified_gmt":"2019-02-16T09:02:15","slug":"daawo-xildhibaan-cosoble-dowladda-waxay-rabtaa-laba-sano-oo-mudo-kororsi-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-cosoble-dowladda-waxay-rabtaa-laba-sano-oo-mudo-kororsi-ah\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Xildhibaan Cosoble \u201cDowladda waxay rabtaa laba sano oo mudo kororsi ah\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaan C\/qaadir Cosoble Cali oo ka mid ah Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Xukuumadda uu hoggaamiyo Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre ay ka gaabineyso sidii dalka loo gaarsiin lahaa doorasho Qof iyo Cod ah.<\/p>\n<p>Cosoble ayaa sheegay inay qabaan walaac la xiriira in muddo kororsi ay sameysato dowladda Soomaaliya, isagoo mar kale xusuusiyay in muddo xileedkooda ay ku egtahay 8-da bisha February ee sanadka 2021.<\/p>\n<p>\u201cIllaa maanta Sharciga doorashada lama soo gudbin, nooca doorashada ma cada, Maxaa laga gaaraa Maxaa laga gaari karin, ma laga doodin, maxaa lacag loo haayaa maxaa lacag loo heynin midna lagama hadlin, taas waxey na galineysaa dareen ah in la rabo in dib loo dhigo ay dhici kartana marka ugu dambeyso in la yiraahdo lagama gaaree laba sano ama hal sano aan ku darno\u201d ayuu yiri Xildhibaan Cosoble.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay inaan la diiwaan gellin dadkii wax dooran lahaa, isla markaana la hubin shuruudaha Axsaabta ee dalka iyo in Sharcigii doorashada aan la keenin baarlamaanka si looga doodo kadibna loo ansixiyo, qodobadan ayuu tilmaamay inaan waxba laga qaban.<\/p>\n<p>\u201c Aniga way ila tahay in qof iyo cod laga gaarsiin karo labo sano gudohooda, Laakiin dareenka aan qabo waa midka aan cabiray Siyaasiyiinta oo dhan ay qabaan Axsaabta dhan ay qabaan\u201d ayuu yiri Xildhibaan Cosoble oo u waramay Telefishinka RTN.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu saddex bilood ka hor uu amray in deg deg loo soo gudbiyo Sharciga Doorashada, balse illaa iyo xiligan aan la soo gudbin Sharcigii lagu hagi lahaa doorashada Qof iyo Cod ee dalka ka dhici leheyd.<\/p>\n<p>Dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo ayaa u buuxsantay labo sano, waxaana sanadkan laga sugayaa inay diyaariso qorshayaashii dalka lagu gaarsiin lahaa in sanadka 2021 ay dhacdo doorasho, inkastoo aan la ogeyn nooca ay noqon doonto doorashada soo socota.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/H02T1VGdaRk\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan C\/qaadir Cosoble Cali oo ka mid ah Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Xukuumadda uu hoggaamiyo Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre ay ka gaabineyso sidii dalka loo gaarsiin lahaa doorasho Qof iyo Cod ah. Cosoble ayaa sheegay inay qabaan walaac la xiriira in muddo kororsi ay sameysato dowladda Soomaaliya, isagoo mar kale xusuusiyay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":123394,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-123393","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Xildhibaan Cosoble \u201cDowladda waxay rabtaa laba sano oo mudo kororsi ah\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-cosoble-dowladda-waxay-rabtaa-laba-sano-oo-mudo-kororsi-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Xildhibaan Cosoble \u201cDowladda waxay rabtaa laba sano oo mudo kororsi ah\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan C\/qaadir Cosoble Cali oo ka mid ah Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Xukuumadda uu hoggaamiyo Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre ay ka gaabineyso sidii dalka loo gaarsiin lahaa doorasho Qof iyo Cod ah. Cosoble ayaa sheegay inay qabaan walaac la xiriira in muddo kororsi ay sameysato dowladda Soomaaliya, isagoo mar kale xusuusiyay in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-cosoble-dowladda-waxay-rabtaa-laba-sano-oo-mudo-kororsi-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-16T09:02:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-36.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"868\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"648\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-cosoble-dowladda-waxay-rabtaa-laba-sano-oo-mudo-kororsi-ah\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-cosoble-dowladda-waxay-rabtaa-laba-sano-oo-mudo-kororsi-ah\/\",\"name\":\"DAAWO:-Xildhibaan Cosoble \u201cDowladda waxay rabtaa laba sano oo mudo kororsi ah\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-cosoble-dowladda-waxay-rabtaa-laba-sano-oo-mudo-kororsi-ah\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-cosoble-dowladda-waxay-rabtaa-laba-sano-oo-mudo-kororsi-ah\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-36.png\",\"datePublished\":\"2019-02-16T09:02:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-cosoble-dowladda-waxay-rabtaa-laba-sano-oo-mudo-kororsi-ah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-cosoble-dowladda-waxay-rabtaa-laba-sano-oo-mudo-kororsi-ah\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-cosoble-dowladda-waxay-rabtaa-laba-sano-oo-mudo-kororsi-ah\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-36.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-36.png\",\"width\":868,\"height\":648},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-cosoble-dowladda-waxay-rabtaa-laba-sano-oo-mudo-kororsi-ah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Xildhibaan Cosoble \u201cDowladda waxay rabtaa laba sano oo mudo kororsi ah\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Xildhibaan Cosoble \u201cDowladda waxay rabtaa laba sano oo mudo kororsi ah\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-cosoble-dowladda-waxay-rabtaa-laba-sano-oo-mudo-kororsi-ah\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Xildhibaan Cosoble \u201cDowladda waxay rabtaa laba sano oo mudo kororsi ah\u201d - Wardoon","og_description":"Xildhibaan C\/qaadir Cosoble Cali oo ka mid ah Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Xukuumadda uu hoggaamiyo Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre ay ka gaabineyso sidii dalka loo gaarsiin lahaa doorasho Qof iyo Cod ah. Cosoble ayaa sheegay inay qabaan walaac la xiriira in muddo kororsi ay sameysato dowladda Soomaaliya, isagoo mar kale xusuusiyay in [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-cosoble-dowladda-waxay-rabtaa-laba-sano-oo-mudo-kororsi-ah\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-02-16T09:02:15+00:00","og_image":[{"width":868,"height":648,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-36.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-cosoble-dowladda-waxay-rabtaa-laba-sano-oo-mudo-kororsi-ah\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-cosoble-dowladda-waxay-rabtaa-laba-sano-oo-mudo-kororsi-ah\/","name":"DAAWO:-Xildhibaan Cosoble \u201cDowladda waxay rabtaa laba sano oo mudo kororsi ah\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-cosoble-dowladda-waxay-rabtaa-laba-sano-oo-mudo-kororsi-ah\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-cosoble-dowladda-waxay-rabtaa-laba-sano-oo-mudo-kororsi-ah\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-36.png","datePublished":"2019-02-16T09:02:15+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-cosoble-dowladda-waxay-rabtaa-laba-sano-oo-mudo-kororsi-ah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-cosoble-dowladda-waxay-rabtaa-laba-sano-oo-mudo-kororsi-ah\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-cosoble-dowladda-waxay-rabtaa-laba-sano-oo-mudo-kororsi-ah\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-36.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-36.png","width":868,"height":648},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-cosoble-dowladda-waxay-rabtaa-laba-sano-oo-mudo-kororsi-ah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Xildhibaan Cosoble \u201cDowladda waxay rabtaa laba sano oo mudo kororsi ah\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123393"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=123393"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123393\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":123395,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123393\/revisions\/123395"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/123394"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=123393"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=123393"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=123393"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}